• Miellyttävä 117 neliömetrin huoneisto sijaitsee Fuengirolan sydämessä
    Tämä kiinteistö koostuu kolmesta makuuhuoneesta, joissa on sisäänrakennetut vaatekaapit, tilavasta, valoisasta olohuoneesta terassilla, kahdesta kylpyhuoneesta, keittiöstä ja kodinhoitohuoneesta sekä kolmesta terassista (kaksi sivulla ja yksi edessä) kolmannessa kerroksessa hissin kanssa.

    Kiinteistö on erinomaisessa kunnossa, nauttii runsaasti auringonvalosta ja siinä on marmorilattiat. Se on lyhyen kävelymatkan päässä Constitucion aukiolta ja juna-/bussiasemasta, sijaitsee kaupungin keskustassa ja on ympäröity monenlaisilla kaupoilla.

    Rakennus on äskettäin kunnostettu ja maalattu. Se koostuu viidestä kerroksesta ja siinä on vain kymmenen asukasta (kaksi per kerros). Asunto erottuu tilavuudellaan, ominaisuus, jota harvoin näkee nykyisin rakennetuissa taloissa.

    https://www.bluehorse.es/fi/huoneisto-sijainti-fuengirola-centro-fuengirola-hissi-fi1029016.html

    #FuengirolanKoti
    #Kiinteistö
    #UnelmienKoti
    #Kiinteistöilmoitus
    #YlellistäAsumista
    #KeskustaAsunto
    #EspanjanKiinteistöt
    #KotiKoti
    #UusiKoti
    #AsunnonEtsintä
    Miellyttävä 117 neliömetrin huoneisto sijaitsee Fuengirolan sydämessä Tämä kiinteistö koostuu kolmesta makuuhuoneesta, joissa on sisäänrakennetut vaatekaapit, tilavasta, valoisasta olohuoneesta terassilla, kahdesta kylpyhuoneesta, keittiöstä ja kodinhoitohuoneesta sekä kolmesta terassista (kaksi sivulla ja yksi edessä) kolmannessa kerroksessa hissin kanssa. Kiinteistö on erinomaisessa kunnossa, nauttii runsaasti auringonvalosta ja siinä on marmorilattiat. Se on lyhyen kävelymatkan päässä Constitucion aukiolta ja juna-/bussiasemasta, sijaitsee kaupungin keskustassa ja on ympäröity monenlaisilla kaupoilla. Rakennus on äskettäin kunnostettu ja maalattu. Se koostuu viidestä kerroksesta ja siinä on vain kymmenen asukasta (kaksi per kerros). Asunto erottuu tilavuudellaan, ominaisuus, jota harvoin näkee nykyisin rakennetuissa taloissa. https://www.bluehorse.es/fi/huoneisto-sijainti-fuengirola-centro-fuengirola-hissi-fi1029016.html #FuengirolanKoti #Kiinteistö #UnelmienKoti #Kiinteistöilmoitus #YlellistäAsumista #KeskustaAsunto #EspanjanKiinteistöt #KotiKoti #UusiKoti #AsunnonEtsintä
    WWW.BLUEHORSE.ES
    Myynti Huoneisto sijainti...
    Tämä kiinteistö koostuu kolmesta makuuhuoneesta, joissa on sisäänrakennetut vaatekaapit, tilavasta, valoisasta olohuoneesta terassilla, kahdesta kylpyhuoneesta, keittiöstä ja kodinhoitohuoneesta sekä kolmesta terassista (kaksi sivulla ja yksi edessä) kolmannessa kerroksessa hissin...
    0 Yorumlar 0 hisse senetleri 8701 Views
  • Daaraha Al-Jaber ee ku yaalla caasimadda Qatar ee Doha ayaa lagu shiday sawirka madaxweyne Erdogan iyo calanka Turkiga, si loogu dabaaldego natiijada hordhaca ah ee doorashadii Turkiga, taasoo muujineysa horumarka Erdogan

    Follow for more
    Daaraha Al-Jaber ee ku yaalla caasimadda Qatar ee Doha ayaa lagu shiday sawirka madaxweyne Erdogan iyo calanka Turkiga, si loogu dabaaldego natiijada hordhaca ah ee doorashadii Turkiga, taasoo muujineysa horumarka Erdogan Follow for more
    Like
    7
    0 Yorumlar 0 hisse senetleri 1025 Views
  • Hayaad kajal gabad ka caana tiktokta taasi oon ka qaaday sawir aad iyo aad uqurux badan woow xayaada ka jal
    #someeofficial
    #awesomene
    Hayaad kajal gabad ka caana tiktokta taasi oon ka qaaday sawir aad iyo aad uqurux badan woow xayaada ka jal #someeofficial #awesomene
    Like
    Love
    6
    0 Yorumlar 0 hisse senetleri 1115 Views
  • Tanner Stening, Northeastern University - Researchers pull back the quantum curtain on 'Weyl fermions'

    https://phys.org/news/2023-05-quantum-curtain-weyl-fermions.html

    #WeylFermions #Fermions #TantalumArsenide #TaAs #QuantumMaterials #Relativity #QuantumMechanics #QuantumPhysics #Physics
    Tanner Stening, Northeastern University - Researchers pull back the quantum curtain on 'Weyl fermions' https://phys.org/news/2023-05-quantum-curtain-weyl-fermions.html #WeylFermions #Fermions #TantalumArsenide #TaAs #QuantumMaterials #Relativity #QuantumMechanics #QuantumPhysics #Physics
    PHYS.ORG
    Researchers pull back the quantum curtain on 'Weyl fermions'
    Northeastern researchers have made what they describe as a groundbreaking discovery in the field of quantum mechanics.
    0 Yorumlar 0 hisse senetleri 3012 Views
  • Aabe Somaliyed oo lagu Magacaabo Cabdullaahi ayaa shahaado sharaf Gudoonsiiyey Xaaskiisa Taas oo uu uga mahad Celiyey shaqadii wanaagsanayd ee ay kasoo qabatay Guriga bisha ramadaan iyadoo sooman.

    Waa aabe ku dayasho Mudan. Waa in aan dumarka Ku dhiiri Galinaa oo uga mahad celinaa shaqooyinka ay inaka Hayaan. Adiguna Halkaan uga Mahad Celi Gabadhii Bisha Ramadaan jikada Kuugu Jirtay ee suxuurta iyo Afurkaba kuu diyaarin Jirtay ❤
    Aabe Somaliyed oo lagu Magacaabo Cabdullaahi ayaa shahaado sharaf Gudoonsiiyey Xaaskiisa Taas oo uu uga mahad Celiyey shaqadii wanaagsanayd ee ay kasoo qabatay Guriga bisha ramadaan iyadoo sooman. Waa aabe ku dayasho Mudan. Waa in aan dumarka Ku dhiiri Galinaa oo uga mahad celinaa shaqooyinka ay inaka Hayaan. Adiguna Halkaan uga Mahad Celi Gabadhii Bisha Ramadaan jikada Kuugu Jirtay ee suxuurta iyo Afurkaba kuu diyaarin Jirtay ❤
    Like
    7
    0 Yorumlar 0 hisse senetleri 740 Views
  • Wuxuu u Qoorta u galay Bilad Dahab ah taas oo ah In uu ku tilmaamay Marwada dunida ugu fiican isaga oo Ku soo dhaweeyey ubax Gaduudan .Oo ka Turjumaya jaceyl ..

    "Wiil Somaliyeed Romantic ma'ahan Halkaan haku harto "..

    Kusoo biir asxbteena follow dheh page ka
    Somali Special TV
    Wuxuu u Qoorta u galay Bilad Dahab ah taas oo ah In uu ku tilmaamay Marwada dunida ugu fiican isaga oo Ku soo dhaweeyey ubax Gaduudan .Oo ka Turjumaya jaceyl .. "Wiil Somaliyeed Romantic ma'ahan Halkaan haku harto ".. Kusoo biir asxbteena follow dheh page ka Somali Special TV
    Like
    5
    0 Yorumlar 0 hisse senetleri 629 Views
  • Maanta waxaan falan qaynaynaa quruxda hablaha
    ???????????????????????????? waayo waa gabdho shidan xijaaban 100% muslin ah waxaa ay markaste ilaashadaan dhaqankooga diintooda iyo sharaftood

    Taasina waxay cadaynaysaa inay yihiin gabdho sharaf leh
    Badankood waa kuwo jecel waxbarashada iyo tacliinta kusaaws oo waxka barta goobaha waxbarashada sida ????︎????︎????︎????︎????︎????︎????︎????︎????︎ ????︎????︎????︎ ????︎????︎????︎????︎????︎????︎????︎????︎????︎????︎????︎ ????︎????︎????︎????︎????︎
    Waxa ay markaste ku dadalaan horumarka iyo guusha ̳v̳̳i̳̳v̳a̳ ̳g̳a̳̳b̳̳d̳̳h̳a̳ ̳s̳̳o̳̳m̳a̳̳l̳̳i̳̳y̳̳e̳̳e̳̳̳d̳
    g♥a♥b♥d♥h♥e♥e♥n♥a♥
    #SOMEEOFFICIAL
    #LIKETU
    #HIVE-193552
    Maanta waxaan falan qaynaynaa quruxda hablaha ???????????????????????????? waayo waa gabdho shidan xijaaban 100% muslin ah waxaa ay markaste ilaashadaan dhaqankooga diintooda iyo sharaftood Taasina waxay cadaynaysaa inay yihiin gabdho sharaf leh Badankood waa kuwo jecel waxbarashada iyo tacliinta kusaaws oo waxka barta goobaha waxbarashada sida ????︎????︎????︎????︎????︎????︎????︎????︎????︎ ????︎????︎????︎ ????︎????︎????︎????︎????︎????︎????︎????︎????︎????︎????︎ ????︎????︎????︎????︎????︎ Waxa ay markaste ku dadalaan horumarka iyo guusha ̳v̳̳i̳̳v̳a̳ ̳g̳a̳̳b̳̳d̳̳h̳a̳ ̳s̳̳o̳̳m̳a̳̳l̳̳i̳̳y̳̳e̳̳e̳̳̳d̳ g♥a♥b♥d♥h♥e♥e♥n♥a♥ #SOMEEOFFICIAL #LIKETU #HIVE-193552
    Like
    11
    0 Yorumlar 0 hisse senetleri 1225 Views
  • " Waxaan Ahay Gabadhii ugu Horaysay ee iyadoon Saygeeda YouTube Keenin Gaartay 700k intaas waxaan ku Gaaray Muuqaaladayda Cunto Karinta oo ay Dad Badan ka Faaiidaysteen "

    " Waan ogahay Hadaan Xaajigayga YouTube keeno Mar Hore baan 1m xiri lahaa laakiin ma rabo in aan Arimaha Qoyskeyga Baraha Bulshada Keeno. 8 muuqaal oo kamid ah Muuqaaladayda YouTube waxaa Daawaday 1m Taasna waa Guul Kale , Waligey Hees iyo Wax Faaiido Darro ah Bulshada lama wadaagin , Waligeygna isma Qaawin oo xijaabka Ma Dhigo "

    Waxaa sidaas Tiri Nasra Abtidoon oo udabaal Dagaysa 700k Subscribe oo ay gaartay.
    " Waxaan Ahay Gabadhii ugu Horaysay ee iyadoon Saygeeda YouTube Keenin Gaartay 700k intaas waxaan ku Gaaray Muuqaaladayda Cunto Karinta oo ay Dad Badan ka Faaiidaysteen " " Waan ogahay Hadaan Xaajigayga YouTube keeno Mar Hore baan 1m xiri lahaa laakiin ma rabo in aan Arimaha Qoyskeyga Baraha Bulshada Keeno. 8 muuqaal oo kamid ah Muuqaaladayda YouTube waxaa Daawaday 1m Taasna waa Guul Kale , Waligey Hees iyo Wax Faaiido Darro ah Bulshada lama wadaagin , Waligeygna isma Qaawin oo xijaabka Ma Dhigo " Waxaa sidaas Tiri Nasra Abtidoon oo udabaal Dagaysa 700k Subscribe oo ay gaartay.
    Like
    9
    0 Yorumlar 0 hisse senetleri 688 Views
  • KhAlaas tii jaamacad ahaydna????

    Aqoonta la sheegayaa Hadii aanay fahmayn Burushka xaarka leh ma aqoonbaa???
    Waa maya !

    Camuud waxay Hoy u ahayd Ardayda kasoo jeeda GOBOLADA SSC IYO PUNTLAND
    WIXII SOO RAACAA EE KOONFURTU TIRO YAR AYAY AHAYD

    WATAASE IRIR WAX UGU DHIGA !
    KhAlaas tii jaamacad ahaydna???? Aqoonta la sheegayaa Hadii aanay fahmayn Burushka xaarka leh ma aqoonbaa??? Waa maya ! Camuud waxay Hoy u ahayd Ardayda kasoo jeeda GOBOLADA SSC IYO PUNTLAND WIXII SOO RAACAA EE KOONFURTU TIRO YAR AYAY AHAYD WATAASE IRIR WAX UGU DHIGA !
    Like
    4
    0 Yorumlar 0 hisse senetleri 501 Views
  • Galabnimo wanaagsan sxpaay waan idin salamayaa maanta waxaan boqanay buurta sheikh taasi oo ah maalmahanba mid rooban ah
    Galabnimo wanaagsan sxpaay waan idin salamayaa maanta waxaan boqanay buurta sheikh taasi oo ah maalmahanba mid rooban ah
    Like
    4
    0 Yorumlar 0 hisse senetleri 486 Views
  • Buurta daalo waa ta ugu quruxda badan badan buuraha ku yaala gayiga soomalida taasi oo ay dalxiisayaal kala duwan ay yimadaan markaste
    #somee
    Buurta daalo waa ta ugu quruxda badan badan buuraha ku yaala gayiga soomalida taasi oo ay dalxiisayaal kala duwan ay yimadaan markaste #somee
    Like
    Yay
    6
    0 Yorumlar 0 hisse senetleri 629 Views
  • Waa shaqada kaliya ee si maalinla ah uqabto waxaa ka mida ka shaqaynta somee social iyo joogtayntiisa iyo taasi oon la sacdo update kusoo kordha somee social
    #someeplay
    #someemusic
    Waa shaqada kaliya ee si maalinla ah uqabto waxaa ka mida ka shaqaynta somee social iyo joogtayntiisa iyo taasi oon la sacdo update kusoo kordha somee social #someeplay #someemusic
    Like
    Love
    2
    0 Yorumlar 0 hisse senetleri 2556 Views
  • Ani iyo alfanaan maalin qurux badan iyo sawiro tayo taasi oonkusoo wada galnay toora boore Djibouti jawi qabo Djibouti ????????
    #somee
    Ani iyo alfanaan maalin qurux badan iyo sawiro tayo taasi oonkusoo wada galnay toora boore Djibouti jawi qabo Djibouti ???????? #somee
    Like
    2
    0 Yorumlar 0 hisse senetleri 1009 Views
  • Dhulkani waxa loo socon karaa mudo taasi oo aad kusii dhex jiri karti waqtiyo badan oo raf ah
    #sme
    Dhulkani waxa loo socon karaa mudo taasi oo aad kusii dhex jiri karti waqtiyo badan oo raf ah #sme
    Like
    4
    0 Yorumlar 0 hisse senetleri 700 Views
  • Tridhaba waa caasimad aad iyo aad uquruxbadan taasi oo waxyaabo badan caan ku ah
    Tridhaba waa caasimad aad iyo aad uquruxbadan taasi oo waxyaabo badan caan ku ah
    Like
    4
    0 Yorumlar 1 hisse senetleri 679 Views
Arama Sonuçları