Aabe Somaliyed oo lagu Magacaabo Cabdullaahi ayaa shahaado sharaf Gudoonsiiyey Xaaskiisa Taas oo uu uga mahad Celiyey shaqadii wanaagsanayd ee ay kasoo qabatay Guriga bisha ramadaan iyadoo sooman.

Waa aabe ku dayasho Mudan. Waa in aan dumarka Ku dhiiri Galinaa oo uga mahad celinaa shaqooyinka ay inaka Hayaan. Adiguna Halkaan uga Mahad Celi Gabadhii Bisha Ramadaan jikada Kuugu Jirtay ee suxuurta iyo Afurkaba kuu diyaarin Jirtay ❤
Aabe Somaliyed oo lagu Magacaabo Cabdullaahi ayaa shahaado sharaf Gudoonsiiyey Xaaskiisa Taas oo uu uga mahad Celiyey shaqadii wanaagsanayd ee ay kasoo qabatay Guriga bisha ramadaan iyadoo sooman. Waa aabe ku dayasho Mudan. Waa in aan dumarka Ku dhiiri Galinaa oo uga mahad celinaa shaqooyinka ay inaka Hayaan. Adiguna Halkaan uga Mahad Celi Gabadhii Bisha Ramadaan jikada Kuugu Jirtay ee suxuurta iyo Afurkaba kuu diyaarin Jirtay ❤
Like
7
0 Comments 0 Shares 664 Views