" Waxaan Ahay Gabadhii ugu Horaysay ee iyadoon Saygeeda YouTube Keenin Gaartay 700k intaas waxaan ku Gaaray Muuqaaladayda Cunto Karinta oo ay Dad Badan ka Faaiidaysteen "

" Waan ogahay Hadaan Xaajigayga YouTube keeno Mar Hore baan 1m xiri lahaa laakiin ma rabo in aan Arimaha Qoyskeyga Baraha Bulshada Keeno. 8 muuqaal oo kamid ah Muuqaaladayda YouTube waxaa Daawaday 1m Taasna waa Guul Kale , Waligey Hees iyo Wax Faaiido Darro ah Bulshada lama wadaagin , Waligeygna isma Qaawin oo xijaabka Ma Dhigo "

Waxaa sidaas Tiri Nasra Abtidoon oo udabaal Dagaysa 700k Subscribe oo ay gaartay.
" Waxaan Ahay Gabadhii ugu Horaysay ee iyadoon Saygeeda YouTube Keenin Gaartay 700k intaas waxaan ku Gaaray Muuqaaladayda Cunto Karinta oo ay Dad Badan ka Faaiidaysteen " " Waan ogahay Hadaan Xaajigayga YouTube keeno Mar Hore baan 1m xiri lahaa laakiin ma rabo in aan Arimaha Qoyskeyga Baraha Bulshada Keeno. 8 muuqaal oo kamid ah Muuqaaladayda YouTube waxaa Daawaday 1m Taasna waa Guul Kale , Waligey Hees iyo Wax Faaiido Darro ah Bulshada lama wadaagin , Waligeygna isma Qaawin oo xijaabka Ma Dhigo " Waxaa sidaas Tiri Nasra Abtidoon oo udabaal Dagaysa 700k Subscribe oo ay gaartay.
Like
9
0 Comments 0 Shares 745 Views