• Geelu waa xiolaha u badan ee ay somalia dhaqato waana xayawaanka kaliya ee markaste dhaqaalaha dalku uu ku tiirsanyahay
    Geelu waa xiolaha u badan ee ay somalia dhaqato waana xayawaanka kaliya ee markaste dhaqaalaha dalku uu ku tiirsanyahay
    Like
    5
    $0.00
    0 0 107
  • Xaliimo kuusey way yaabantahay
    Xaliimo kuusey way yaabantahay
    Like
    3
    $0.37
    0 0 98
  • Magaalada Muqdisho ayaa kamid noqotey 15-ka magaalo ee ugu dadka badan Afrika, iyadoo la sheegay in ay caasimadda Soomaalida dadkeedu gaadhayaan 2.4 milyan, sida uu baahiyay WorldAtlas.

    Liiska 15ka sare halkan ka akhri;

    01. Lagös 24 million people
    02. Cairo 20.4 million people
    03. Kinshasa 13.3 million people
    04. Luanda 6.5 million people
    05. Nairobi 6.5 million people
    06. Abidjan 4.7 million people
    07. Alexandria 4.7 million people
    08. Addis Ababa 4.6 million people
    09. Johannesburg 4.4 million people
    10. Dar es Salaam 4.4 million people
    11. Casablanca 4.3 million people
    12. Kano state 4.2 million people
    13. Accra 4.1 million people
    14. Durban 3.4 million people
    15.Mogadishu 2.4 million people
    Magaalada Muqdisho ayaa kamid noqotey 15-ka magaalo ee ugu dadka badan Afrika, iyadoo la sheegay in ay caasimadda Soomaalida dadkeedu gaadhayaan 2.4 milyan, sida uu baahiyay WorldAtlas.

    Liiska 15ka sare halkan ka akhri;

    01. Lagös 24 million people
    02. Cairo 20.4 million people
    03. Kinshasa 13.3 million people
    04. Luanda 6.5 million people
    05. Nairobi 6.5 million people
    06. Abidjan 4.7 million people
    07. Alexandria 4.7 million people
    08. Addis Ababa 4.6 million people
    09. Johannesburg 4.4 million people
    10. Dar es Salaam 4.4 million people
    11. Casablanca 4.3 million people
    12. Kano state 4.2 million people
    13. Accra 4.1 million people
    14. Durban 3.4 million people
    15.Mogadishu 2.4 million people
    Like
    5
    $0.10
    0 0 122
  • Kuwani dhamaan waa sawiradii iigu quruxda badnaa ee aan iska qaado ma sidan ayaan qosol qosol u ahay
    Xataa kuwan aniga ayaa ku qoslay sobobtoo ah waxay ahaayeen ku markaad aragto qosol aad muujinaysid #someeofficial #awesome
    Kuwani dhamaan waa sawiradii iigu quruxda badnaa ee aan iska qaado ma sidan ayaan qosol qosol u ahay
    Xataa kuwan aniga ayaa ku qoslay sobobtoo ah waxay ahaayeen ku markaad aragto qosol aad muujinaysid #someeofficial #awesome
    Like
    3
    $0.02
    0 0 248
  • Atariisho baadiyo waan la yaabanahay
    Atariisho baadiyo waan la yaabanahay
    Like
    3
    $0.04
    0 0 104
  • Waaa sawir dareen leh hooyo ubadkeeda haysata daryeelaysana
    Waaa sawir dareen leh hooyo ubadkeeda haysata daryeelaysana
    Like
    5
    $0.16
    0 0 124
  • The window seat brings the best views. This beautiful picture was taken by @HayderAbdella thank you for sharing.
    #WindowViewWednesday #ETMoments
    The window seat brings the best views. This beautiful picture was taken by @HayderAbdella thank you for sharing.
    #WindowViewWednesday #ETMoments
    Like
    6
    $0.18
    0 0 97
  • Isheaaq oo dubay ku raaxaysanaysa waxaan leeyahay maalmuhu hakuu wacnaadaan
    #dubai #lifestyle
    Isheaaq oo dubay ku raaxaysanaysa waxaan leeyahay maalmuhu hakuu wacnaadaan
    #dubai #lifestyle
    Like
    4
    $0.00
    0 0 145
  • Dhalinta Reer Awdal Waxay Yaqaanaan ooo Kaliya Sida Calanka Buluugaa Loo Taago Markay Cadhoodaan
    Laakiiin Mayaqaanaaan Dhulkooda
    Taariikhda leh Eee Dad Qaxooti Kuyimid Lawareegeen Saylac Ooo Ahayd Hantida Aduunku Ku Ogaa Waxaa Raba Inay Lawareegaan Dad Qaxooti Udaganaaa 1992 Ilaa Maanta Ay Saylac Rabaan Ama Sheegtaan Waaa Layab
    Midna Ogaada Xassan Gurguure Saylac Wuxuu Ka Iibiyay Beesha Dilaaga Cumar Geele Hadiii Soomaaliland Guuldaraysato Saylac Waxaa Iska yeelan Doona Beesha Dilaaga Cumar Geele
    Wxn Leeyahay Saylac Halaga Soo Celiyo Yaan Loo ogolaaan Qaxootiga Tamcaaya Kaarka Codaynta Udiida Qaxootiga Caalamka Dhul Qaxootiga Ladajiyo Inuu kuu Codeeyo mooyee Inuuu Dhulkaaga kugu Qabsado Sharcigee Dhigaaya
    Dhalinta Reer Awdal Waxay Yaqaanaan ooo Kaliya Sida Calanka Buluugaa Loo Taago Markay Cadhoodaan
    Laakiiin Mayaqaanaaan Dhulkooda
    Taariikhda leh Eee Dad Qaxooti Kuyimid Lawareegeen Saylac Ooo Ahayd Hantida Aduunku Ku Ogaa Waxaa Raba Inay Lawareegaan Dad Qaxooti Udaganaaa 1992 Ilaa Maanta Ay Saylac Rabaan Ama Sheegtaan Waaa Layab
    Midna Ogaada Xassan Gurguure Saylac Wuxuu Ka Iibiyay Beesha Dilaaga Cumar Geele Hadiii Soomaaliland Guuldaraysato Saylac Waxaa Iska yeelan Doona Beesha Dilaaga Cumar Geele
    Wxn Leeyahay Saylac Halaga Soo Celiyo Yaan Loo ogolaaan Qaxootiga Tamcaaya Kaarka Codaynta Udiida Qaxootiga Caalamka Dhul Qaxootiga Ladajiyo Inuu kuu Codeeyo mooyee Inuuu Dhulkaaga kugu Qabsado Sharcigee Dhigaaya
    Like
    6
    $0.01
    0 0 180
  • BAR AMA BARO.
    Sawirka maanta ugu hadal haynta badan.

    Waa Hooyo Faadumo Maxamed Cali, waxay macalin katahay Dugsiga hoose dhexe ee Qabaleega Karinka oo katirsan Degmada Sagag.

    Hooyo faadumo waxay aroor walba u soo kalahdaa si ay usoo saari lahayd jiil aqoon leh sidookale waxay haysata 7 caruur ah.

    Macalimadaadii schoolka nala wadaag magaceeda kuna dheh Waad Mahadsantahay Waqtigii Usaxsanaa Ayaad Iga Soo Gaartay Jaahliga.
    #someesomalia #someeofficial
    BAR AMA BARO.

    0 0 194
  • Geedkii Wardheer oo go'ay, waxa looga naxay sidii oday guurti ah oo geeryoodey!

    Geedka Quracle, waxa uu ku yaallaa magaalada taariikhda weyn ee Wardheer oo ah xarunta gobalka Doollo ee DDS.

    Odayaashii hore waxay sheegaan in geedkan uu jiro qiyaastii 300 sanno, waxaa meel u dhow ku yaalla ceel-biyood fac-weyn oo gacan ku qod ah kaa oo lagu magacaabo Quracle, sababta magaca Quracle loogu bixiyayna waa in ceelku ku yaallo meel u dhow Quraca maanta jabay, mudo kadibna isla geedkii ayaa isaguna qaatay magacii dartiis ceelka loogu bixiyay ee (Quracle) wuxuuna kamid yahay ceelasha taariikhiga ah ee magaalada wardheer ku yaalla sida. Jiilaya, Qarandi, Mataan, Camuud, Sonkor, Quracle iyo kuwo kale,

    Quraca maanta dhacay wuxuu mar ahaa xaafiis looga taliyo dadka ku nool magaalada Wardheer iyo nawaaxigeeda, taariikhda magaalada Wardheer meel wayn ayuu kaga jiray.

    Magaalada Wardheer dhanka Koonfur galbeed ayuu ka jiraa marka aad talaalada joogto, waxaa dhiniciisa ku yaalla labo qudhac.

    Dadka badan kooda ayaa ku talinaya in geedkaan aan sidaas lagu ilaawin ee aas qaran loo sameeyo maadaama uu yahay mid kamid ah astaamaha ugu caansan Wardheer oo ah magaalo magac iyo taariikh weyn ku leh gayiga Somalida

    W/Q Shuuke Aadan Gurey
    #somee
    Geedkii Wardheer oo go'ay, waxa looga naxay sidii oday guurti ah oo geeryoodey!

    Wow
    8
    $0.01
    0 0 169
  • Inaad sawiro quruxbadan qaado waxay ku xidhantahay xirfadada
    Inaad sawiro quruxbadan qaado waxay ku xidhantahay xirfadada
    Like
    3
    $0.02
    0 0 106
  • Hal xikmad oo aad adigu leedahay iska dheh aan kaa qoree??

    Haboon nuura funny weeyi
    Hal xikmad oo aad adigu leedahay iska dheh aan kaa qoree??

    Haboon nuura funny weeyi
    Like
    Love
    6
    $0.02
    0 0 111
  • Buurta caanka ah ee Haygu-soo-dhicin: Laasqoray , Sanaag, Somalia

    Barre
    Buurta caanka ah ee Haygu-soo-dhicin: Laasqoray , Sanaag, Somalia

    Barre
    Like
    Love
    9
    $0.42
    0 0 122
  • Guntu ha iska hadashee gobto maxey illedahay
    Gabadha kaliya tiktokta xoraysaty
    Guntu ha iska hadashee gobto maxey illedahay
    Gabadha kaliya tiktokta xoraysaty
    Like
    Love
    3
    $0.00
    0 0 96
More Results
SoMee Social