Wanku fanaa gabdheheena somaliyeed quruxbadan wow hala sacbiyo dhamaan
#somee #somalia
#teamsomalia
Site içinde arama yapın
Yeni insanlarla keşfedin, yeni bağlantılar oluşturmak ve yeni arkadaşlar edinmek
- Please log in to like, share and comment!
- My friends sxpayal wan idin idin salamaya anaka iyo bahda ku ku xidan somee social
Waxaan idin leenahay bartan waa baraha ina kulmisa dhamaanteen
#teamsomali #somee
@fersonjaseMy friends sxpayal wan idin idin salamaya anaka iyo bahda ku ku xidan somee social Waxaan idin leenahay bartan waa baraha ina kulmisa dhamaanteen #teamsomali #somee @fersonjase - Somali fashion girls waxan kaso qadanay sawiro aad uqurux badan kuwan iyo kuwo kale oon soo fasaxi doono #somalifashion
#someeteamsomaliaSomali fashion girls waxan kaso qadanay sawiro aad uqurux badan kuwan iyo kuwo kale oon soo fasaxi doono #somalifashion #someeteamsomalia - Waxwalba waxay akhir doog ama cagaar noloshu xataa mar waa abaar marna waa doog xoolohu maanta waxay ku jiraan bash bash iyo barwaaqo woow #somee Fersonjase
#Fersonjase #teamsomaliaWaxwalba waxay akhir doog ama cagaar noloshu xataa mar waa abaar marna waa doog xoolohu maanta waxay ku jiraan bash bash iyo barwaaqo woow #somee Fersonjase #Fersonjase #teamsomalia - #somee Team somalia
Dugsi uu Deegaanka Oromiya ugu deeqay Deegaanka Soomaalida oo loo dhisay qaab casri ah ayaa xadhiga laga jaray.
Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo Madaxweynaha Deegaanka Oromiya, mudane Shimalis Abdisa ayaa xadhiga ka jaray dugsi sare oo ay darajadiisu tahay nooca 1aad. Dugsigan oo laga dhisay magaalada Jigjiga magaciisuna yahay Kaah ayuu madaxweynaha Deegaanka Oromiya ugu deeqay shacabka Deegaanka Soomaalida, waana mid lagu xoojinayo xidhiidhka iskaashi ee labada Deegaan.
Dugsigani sare oo laga dhisay xaafado aad ugu baahan ayaa ku suntanaan doona iskaashiga walaalnimada iyo xidhiidhka taariikhiga ah ee labada shacab ee xuduudda dheer wadaaga ee Soomaalida iyo Oromada.
#somee
#teamsomali
#somee somalia#somee Team somalia Dugsi uu Deegaanka Oromiya ugu deeqay Deegaanka Soomaalida oo loo dhisay qaab casri ah ayaa xadhiga laga jaray. Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo Madaxweynaha Deegaanka Oromiya, mudane Shimalis Abdisa ayaa xadhiga ka jaray dugsi sare oo ay darajadiisu tahay nooca 1aad. Dugsigan oo laga dhisay magaalada Jigjiga magaciisuna yahay Kaah ayuu madaxweynaha Deegaanka Oromiya ugu deeqay shacabka Deegaanka Soomaalida, waana mid lagu xoojinayo xidhiidhka iskaashi ee labada Deegaan. Dugsigani sare oo laga dhisay xaafado aad ugu baahan ayaa ku suntanaan doona iskaashiga walaalnimada iyo xidhiidhka taariikhiga ah ee labada shacab ee xuduudda dheer wadaaga ee Soomaalida iyo Oromada. #somee #teamsomali #somee somalia - Galab wanaagsan sxpaay meelkastoo aad joogtan waan idin salamay anaka iyo teemka somalisomee waxaan idin leenahay bash bash iyo barwaaqo ku noolaada
#somalisomee
#teamsomaliGalab wanaagsan sxpaay meelkastoo aad joogtan waan idin salamay anaka iyo teemka somalisomee waxaan idin leenahay bash bash iyo barwaaqo ku noolaada #somalisomee #teamsomali