SoMee Social SoMee Social
Search Results
See All Results
  • Join
    Sign In
    Sign Up
    Night Mode

Search

Discover new people, create new connections and make new friends

  • News Feed
  • EXPLORE
  • Pages
  • Groups
  • Forums
  • Developers
  • Posts
  • Users
  • Pages
  • Groups
  • photography added 2 photos
    2023-03-13 08:26:57 - Translate -
    Maanta waxaanu Dubai ku kulanay oo barnaamij aan kaga duubay Yusuf Mohamed Boos ( Ha la Waasho).

    Yusuf waxaa uu aad caan ugu yahay sheekooyinka qosolka leh oo Carabi Iyo Somaliba leh. Waxaanu wakhtiyada qaar ahaa fanaan ku heesa Carabiga Iyo Somali.

    Waxaa uu ka waramayaa waxyaabaha ay ku kala duwan Somalida iyo Carabtu, marka ay timaado waxyaabaha ay ku qoslaan.

    Nuuradiin Axmed Yasin ayaa isaguna sawirka nagu weheliya, walaalnimadayada ka sokow, Waxaa uu ka mid yahay ragii caanka ku ahaa Basketball -kii ciyaarahii gobolada ee Somalia.
    Maanta waxaanu Dubai ku kulanay oo barnaamij aan kaga duubay Yusuf Mohamed Boos ( Ha la Waasho). Yusuf waxaa uu aad caan ugu yahay sheekooyinka qosolka leh oo Carabi Iyo Somaliba leh. Waxaanu wakhtiyada qaar ahaa fanaan ku heesa Carabiga Iyo Somali. Waxaa uu ka waramayaa waxyaabaha ay ku kala duwan Somalida iyo Carabtu, marka ay timaado waxyaabaha ay ku qoslaan. Nuuradiin Axmed Yasin ayaa isaguna sawirka nagu weheliya, walaalnimadayada ka sokow, Waxaa uu ka mid yahay ragii caanka ku ahaa Basketball -kii ciyaarahii gobolada ee Somalia.
    Like
    5
    0 Comments 0 Shares 444 Views
    Please log in to like, share and comment!
  • photography added a photo
    2023-03-03 18:23:24 - Translate -
    Baydhabo janaay somalia meelaha ugu quruxda badan africa gaar
    Ahaan somalia
    #photography
    waxaa laga helaa goobaha ugu quruxda badan africa
    Baydhabo janaay somalia meelaha ugu quruxda badan africa 🌍 gaar Ahaan somalia #photography πŸ‡ΈπŸ‡΄ waxaa laga helaa goobaha ugu quruxda badan africa
    0 Comments 0 Shares 267 Views
    Please log in to like, share and comment!
  • Fersonjase added a photo
    2023-03-03 07:49:22 - Translate -
    Waa magaalada labaad ee ugu quruxda badan jamhuuriyada somalia
    Woow
    Waa magaalada labaad ee ugu quruxda badan jamhuuriyada somalia Woow
    Like
    3
    0 Comments 0 Shares 210 Views
    Please log in to like, share and comment!
  • Fersonjase added a photo
    2023-03-02 17:30:13 - Translate -
    Aerialview Beledweyne,Hiran,Somalia.
    Magaalo qurux badan
    #somee
    Aerialview Beledweyne,Hiran,Somalia. Magaalo qurux badan #somee
    Like
    7
    0 Comments 0 Shares 283 Views
    Please log in to like, share and comment!
  • Fersonjase added 2 photos
    2023-02-26 10:43:56 - Translate -
    Dhaqanka somalida waxa kamid koobka caanaha lagu shubto loona ya yaqaano dhiil africa somalia
    Dhaqanka somalida waxa kamid koobka caanaha lagu shubto loona ya yaqaano dhiil africa somalia
    Like
    4
    0 Comments 0 Shares 219 Views
    Please log in to like, share and comment!
  • Fersonjase added a photo
    2023-02-15 17:20:12 - Translate -
    Ciyaartan waxaa laga ciyaara gobolada somalia waan ciyaar aad loo xiiseeyo gaar ahaan marka la joogo dhinaca miyiga
    Ciyaartan waxaa laga ciyaara gobolada somalia waan ciyaar aad loo xiiseeyo gaar ahaan marka la joogo dhinaca miyiga
    Like
    5
    0 Comments 0 Shares 214 Views
    Please log in to like, share and comment!
  • Fersonjase added a photo
    2023-01-30 14:42:01 - Translate -
    Meelo uwanaagsan in dalxiiska loo tago kuna yaal qaybo kamida somalia
    #somee travell
    Meelo uwanaagsan in dalxiiska loo tago kuna yaal qaybo kamida somalia #somee travell
    Like
    Love
    10
    0 Comments 0 Shares 271 Views
    Please log in to like, share and comment!
  • Fersonjase added a photo
    2023-01-29 15:20:26 - Translate -
    Meelaha ugu quruxbadan
    Somalia madana dalxiiska loo aaday
    #somee
    Meelaha ugu quruxbadan Somalia madana dalxiiska loo aaday #somee
    Like
    5
    0 Comments 0 Shares 238 Views
    Please log in to like, share and comment!
  • photography added a photo
    2023-01-17 13:36:52 - Translate -
    Xeebta liido waa meelaha ugu quruxda badan somalia
    Xeebta liido waa meelaha ugu quruxda badan somalia
    Like
    6
    0 Comments 0 Shares 224 Views
    Please log in to like, share and comment!
  • Fersonjase added a photo
    2023-01-15 20:17:38 - Translate -
    Magaaloyinka ku yaala somalia waa magaloyin loo dalxiis taga xaga noloshana niyadu kugu dagayso like pho
    #travell
    #photography
    Magaaloyinka ku yaala somalia waa magaloyin loo dalxiis taga xaga noloshana niyadu kugu dagayso like pho #travell #photography
    Like
    5
    1 Comments 0 Shares 277 Views
    Please log in to like, share and comment!
  • Fersonjase added 3 photos
    2023-01-14 20:06:41 - Translate -
    Dhaqanka somalia damashadka maanta
    Dhaqanka somalia damashadka maanta
    Like
    Wow
    5
    0 Comments 0 Shares 557 Views
    Please log in to like, share and comment!
  • Fersonjase added 3 photos
    2023-01-14 19:16:54 - Translate -
    Dhaqanka somalia
    Dhaqanka πŸ‡ΈπŸ‡΄ πŸ‡ΈπŸ‡΄ πŸ‡ΈπŸ‡΄ somalia
    Like
    Yay
    7
    0 Comments 0 Shares 248 Views
    Please log in to like, share and comment!
  • Fersonjase added a photo
    2023-01-11 11:21:27 - Translate -
    Today travell post mountain sheikh somalia
    Today travell post mountain sheikh somalia
    Like
    5
    0 Comments 1 Shares 382 Views
    Please log in to like, share and comment!
© 2023 SoMee Social English
English Arabic French Spanish Portuguese Deutsch Turkish Dutch Italiano Russian Romaian Portuguese (Brazil) Greek
EULA Disclaimer Accessibility Statement Giveaways, Raffles and Contests About Privacy Terms and Conditions Contact Us