• Wanku fanaa gabdheheena somaliyeed quruxbadan wow hala sacbiyo dhamaan
    #somee #somalia
    #teamsomalia
    Wanku fanaa gabdheheena somaliyeed quruxbadan wow hala sacbiyo dhamaan #somee #somalia #teamsomalia
    Like
    4
    0 Comments 0 Shares 532 Views
  • My friends sxpayal wan idin idin salamaya anaka iyo bahda ku ku xidan somee social
    Waxaan idin leenahay bartan waa baraha ina kulmisa dhamaanteen
    #teamsomali #somee
    @fersonjase
    My friends sxpayal wan idin idin salamaya anaka iyo bahda ku ku xidan somee social Waxaan idin leenahay bartan waa baraha ina kulmisa dhamaanteen #teamsomali #somee @fersonjase
    Like
    8
    0 Comments 0 Shares 730 Views
  • Somali fashion girls waxan kaso qadanay sawiro aad uqurux badan kuwan iyo kuwo kale oon soo fasaxi doono #somalifashion
    #someeteamsomalia
    Somali fashion girls waxan kaso qadanay sawiro aad uqurux badan kuwan iyo kuwo kale oon soo fasaxi doono #somalifashion #someeteamsomalia
    Like
    6
    0 Comments 0 Shares 674 Views
  • Waxwalba waxay akhir doog ama cagaar noloshu xataa mar waa abaar marna waa doog xoolohu maanta waxay ku jiraan bash bash iyo barwaaqo woow #somee Fersonjase
    #Fersonjase #teamsomalia
    Waxwalba waxay akhir doog ama cagaar noloshu xataa mar waa abaar marna waa doog xoolohu maanta waxay ku jiraan bash bash iyo barwaaqo woow #somee Fersonjase #Fersonjase #teamsomalia
    Like
    Love
    6
    0 Comments 0 Shares 669 Views
  • #somee Team somalia
    Dugsi uu Deegaanka Oromiya ugu deeqay Deegaanka Soomaalida oo loo dhisay qaab casri ah ayaa xadhiga laga jaray.

    Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo Madaxweynaha Deegaanka Oromiya, mudane Shimalis Abdisa ayaa xadhiga ka jaray dugsi sare oo ay darajadiisu tahay nooca 1aad. Dugsigan oo laga dhisay magaalada Jigjiga magaciisuna yahay Kaah ayuu madaxweynaha Deegaanka Oromiya ugu deeqay shacabka Deegaanka Soomaalida, waana mid lagu xoojinayo xidhiidhka iskaashi ee labada Deegaan.

    Dugsigani sare oo laga dhisay xaafado aad ugu baahan ayaa ku suntanaan doona iskaashiga walaalnimada iyo xidhiidhka taariikhiga ah ee labada shacab ee xuduudda dheer wadaaga ee Soomaalida iyo Oromada.
    #somee
    #teamsomali
    #somee somalia
    #somee Team somalia Dugsi uu Deegaanka Oromiya ugu deeqay Deegaanka Soomaalida oo loo dhisay qaab casri ah ayaa xadhiga laga jaray. Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo Madaxweynaha Deegaanka Oromiya, mudane Shimalis Abdisa ayaa xadhiga ka jaray dugsi sare oo ay darajadiisu tahay nooca 1aad. Dugsigan oo laga dhisay magaalada Jigjiga magaciisuna yahay Kaah ayuu madaxweynaha Deegaanka Oromiya ugu deeqay shacabka Deegaanka Soomaalida, waana mid lagu xoojinayo xidhiidhka iskaashi ee labada Deegaan. Dugsigani sare oo laga dhisay xaafado aad ugu baahan ayaa ku suntanaan doona iskaashiga walaalnimada iyo xidhiidhka taariikhiga ah ee labada shacab ee xuduudda dheer wadaaga ee Soomaalida iyo Oromada. #somee #teamsomali #somee somalia
    Like
    7
    0 Comments 0 Shares 474 Views
  • Galab wanaagsan sxpaay meelkastoo aad joogtan waan idin salamay anaka iyo teemka somalisomee waxaan idin leenahay bash bash iyo barwaaqo ku noolaada
    #somalisomee
    #teamsomali
    Galab wanaagsan sxpaay meelkastoo aad joogtan waan idin salamay anaka iyo teemka somalisomee waxaan idin leenahay bash bash iyo barwaaqo ku noolaada #somalisomee #teamsomali
    Like
    5
    0 Comments 0 Shares 539 Views