• MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY XERADA HIIL-WEYNE OO LAGU DIYAARIYAY CIIDAMO KA TIRSAN XOOGGA DALKA OO KA QAYB-QAADANAYA SUGIDDA AMNIGA MUQDISHO.

    Muqdisho, Maarso 07, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta kormeer ku tagay xerada Hiil-weyne oo ku taala inta u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Balcad, halkaasi oo ay ku suganyihiin ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo dhawaan tababar kusoo qaatay dalka Yugaandha.

    Ciidaman oo ah Millatariga sida Booliska u tababaran (Military-police) ayaa loogu tala-galay in ka qayb qaataan sugidda amniga magaalada Muqdisho, kana hortagaan falalka gurracan ee Khawaarijtu ku dhibaateeyaan shacabka soomaaliyeed.

    Madaxweynaha ayaa kula dardaarmay ciidamada in ay si feejignaan, hubin, kala-dambayn iyo turid shacab leh u gutaan waajibaadka ka saaran sugidda amniga muwaadiniinta soomaaliyeed, ayna tusaale u noqdaan ciidamada kale ee ay kala dhaxeyso shaqada ilaalinta nabad-galyada dalka.

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faray ciidamada in ay ilaaliyaan anshaxa iyo xeerarka ciidamada, masuuliyaddooda koowaadna ay ka dhigtaan ilaalinta badqabka, karaamada iyo nolasha muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dhibbaneyaasha u ah dhagarta kooxaha Khawaarijta ah.

    Kormeerkan waxaa ku wehlinayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Wasiirka Gaashaandhigga, Guddoomiyaha gobolka Benaadir iyo Taliyaha ciidamada Booliska soomaaliyeed.

    DHAMMAAD

    #SOMALIA
    #SOMEESOCIAL
    #SOMEENEWS
    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY XERADA HIIL-WEYNE OO LAGU DIYAARIYAY CIIDAMO KA TIRSAN XOOGGA DALKA OO KA QAYB-QAADANAYA SUGIDDA AMNIGA MUQDISHO. Muqdisho, Maarso 07, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta kormeer ku tagay xerada Hiil-weyne oo ku taala inta u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Balcad, halkaasi oo ay ku suganyihiin ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo dhawaan tababar kusoo qaatay dalka Yugaandha. Ciidaman oo ah Millatariga sida Booliska u tababaran (Military-police) ayaa loogu tala-galay in ka qayb qaataan sugidda amniga magaalada Muqdisho, kana hortagaan falalka gurracan ee Khawaarijtu ku dhibaateeyaan shacabka soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa kula dardaarmay ciidamada in ay si feejignaan, hubin, kala-dambayn iyo turid shacab leh u gutaan waajibaadka ka saaran sugidda amniga muwaadiniinta soomaaliyeed, ayna tusaale u noqdaan ciidamada kale ee ay kala dhaxeyso shaqada ilaalinta nabad-galyada dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faray ciidamada in ay ilaaliyaan anshaxa iyo xeerarka ciidamada, masuuliyaddooda koowaadna ay ka dhigtaan ilaalinta badqabka, karaamada iyo nolasha muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dhibbaneyaasha u ah dhagarta kooxaha Khawaarijta ah. Kormeerkan waxaa ku wehlinayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Wasiirka Gaashaandhigga, Guddoomiyaha gobolka Benaadir iyo Taliyaha ciidamada Booliska soomaaliyeed. DHAMMAAD #SOMALIA #SOMEESOCIAL #SOMEENEWS
    Like
    8
    0 Comments 0 Shares 4714 Views
  • ????????????Patti goes green????????????
    ..., what are your thoughts about #meatfree or #lessmeat ???
    comment + like = try to win a TEXAS PATTI NFT
    WHY? Because u deserve it!
    actiongame #crypto #googlepaly #newpost #nft #someenews #someegood @[[55971][user]]


    ????????????Patti goes green???????????? ..., what are your thoughts about #meatfree or #lessmeat ??? comment + like = try to win a TEXAS PATTI NFT WHY? Because u deserve it! actiongame #crypto #googlepaly #newpost #nft #someenews #someegood @[[55971][user]]
    2 Comments 0 Shares 3119 Views
  • Wonderful update! Horrible green with #SoMeeNews. Sorry, but it had to be said, this is supposed to be a social media company. The least anyone could have done was make a nice graphic with a hashtag and some words.
    Sorry, Bejo, I am going to directly say this because I am the only one with the balls to. There is so many people back channel asking why you are CMO and what you are doing to the Twitter account. I promised to be nice and on my best behavior. However, when I got several people actually on the team asking me WTF is going on and Chris and Phillip are oblivious to their concerns without naming them.
    I feel I have an obligation to say something. WHAT IN THE HELL IS THAT GREEN? What went through your head that you thought that green was okay? It's extremely lazy and for an update on the project a little more creativity should have went into the image instead of a bright green background. That looked so amateurish, I can't even. The hashtag spam is also extremely amateur. Yet, you still continue it.
    Despite being told that you are literally spamming hashtags in the eyes of the algoithm which harms the account's reach if you use more than THREE unique hashtags consistently. It's ALL amateurish and reflects back poorly on the brand. YOU are doing more harm than I did. I may have posted mean things in Ben's channel and been a dick.
    But at least I was angry and trying to destroy the project over what I found out was a misunderstanding. You are destroying faith in the project even further including within the team itself & the worst part is you think you are doing a good job...
    The Twitter account's interactions show that compare my time running it to yours...
    If having people on your own team against you isn't bad enough, I have been making intros for SoMee to investors. Literally, had someone ask me if I was serious and laugh after reviewing the Twitter account and all the words you add "SoMee" to. That's not the response I want SoMee to get...
    SoMeeWHAT #SoMeeHow #SoMeeGreen #SoMeeCMO? #BringBackCAT
    Wonderful update! Horrible green with #SoMeeNews. Sorry, but it had to be said, this is supposed to be a social media company. The least anyone could have done was make a nice graphic with a hashtag and some words. Sorry, Bejo, I am going to directly say this because I am the only one with the balls to. There is so many people back channel asking why you are CMO and what you are doing to the Twitter account. I promised to be nice and on my best behavior. However, when I got several people actually on the team asking me WTF is going on and Chris and Phillip are oblivious to their concerns without naming them. I feel I have an obligation to say something. WHAT IN THE HELL IS THAT GREEN? What went through your head that you thought that green was okay? It's extremely lazy and for an update on the project a little more creativity should have went into the image instead of a bright green background. That looked so amateurish, I can't even. The hashtag spam is also extremely amateur. Yet, you still continue it. Despite being told that you are literally spamming hashtags in the eyes of the algoithm which harms the account's reach if you use more than THREE unique hashtags consistently. It's ALL amateurish and reflects back poorly on the brand. YOU are doing more harm than I did. I may have posted mean things in Ben's channel and been a dick. But at least I was angry and trying to destroy the project over what I found out was a misunderstanding. You are destroying faith in the project even further including within the team itself & the worst part is you think you are doing a good job... The Twitter account's interactions show that compare my time running it to yours... If having people on your own team against you isn't bad enough, I have been making intros for SoMee to investors. Literally, had someone ask me if I was serious and laugh after reviewing the Twitter account and all the words you add "SoMee" to. That's not the response I want SoMee to get... SoMeeWHAT #SoMeeHow #SoMeeGreen #SoMeeCMO? #BringBackCAT
    Like
    1
    5 Comments 0 Shares 2247 Views