• Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, geeridu waa xaq ???? waxaan u tacsiyeynayaa Adeerkay Maxamud Ciise Yey oo wiilkiisii Ayub uu ku dhintay dagaalkii maanta iyadoo horay de’dii ka weynayd ee Cabdinaasir ugu dhintay dagaaladii Laascaanood lagaga difaacayey duulaanka Somaliland.
    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, geeridu waa xaq ???? waxaan u tacsiyeynayaa Adeerkay Maxamud Ciise Yey oo wiilkiisii Ayub uu ku dhintay dagaalkii maanta iyadoo horay de’dii ka weynayd ee Cabdinaasir ugu dhintay dagaaladii Laascaanood lagaga difaacayey duulaanka Somaliland.
    Like
    4
    0 Comments 0 Shares 2530 Views
  • Waa gabdho ku labisan calanka somaliland waayo waxaa soo dhow xuskii 18 may maalinkii xornimada somaliland sidaa darteed waxay ku faraxsan yihiin calankooda gobta ah
    #somaliland #someeofficial #someet
    Waa gabdho ku labisan calanka somaliland waayo waxaa soo dhow xuskii 18 may maalinkii xornimada somaliland sidaa darteed waxay ku faraxsan yihiin calankooda gobta ah #somaliland #someeofficial #someet
    Like
    8
    0 Comments 0 Shares 826 Views
  • Umadda reer Somaliland waan salaamayaa gaar ahaan garxajis ayaan si qabyaaladaysan u salaamayaa❤️
    Umadda reer Somaliland waan salaamayaa gaar ahaan garxajis ayaan si qabyaaladaysan u salaamayaa❤️
    Like
    3
    0 Comments 0 Shares 319 Views
  • Sawirka Caawa.

    Caasimadda Dalka SOMALILAND Iyo Muwaadiniinta Jecel Dalkoodda Hooyo Sawirkaani Haduu Kusoo Gaarro Hasaarin Waxaan Love Ahayn❤️
    #SOMEEOFFICIAL #THIAGORE
    Mahadsanid.
    Sawirka Caawa. Caasimadda Dalka SOMALILAND Iyo Muwaadiniinta Jecel Dalkoodda Hooyo Sawirkaani Haduu Kusoo Gaarro Hasaarin Waxaan Love Ahayn❤️ #SOMEEOFFICIAL #THIAGORE Mahadsanid.
    Like
    8
    0 Comments 0 Shares 1086 Views
  • Wasiirka Wasaradda Horumarinta Maalgashiga Iyo Warshadaha Hon.Amina Elmi Fariid iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Cismaan Siciid
    Ayaa Saaka Ku Qaabiley Wafti Ka socday Dawlada South Africa Oo U Hogaaminayeey Safiirka Somaliland u fadhiya South Africa Mr Axmed Jaamac Hasan,

    Wafti sare oo ka kooban Maalgashato iyo Ganacsato ka socday Wasaaradda Ganacsiga, Maalgashiga iyo Warshadaha ee South africa, Waftigan oo uu Hoggaaminayay Madaxa Maalgashiga South Africa Mr. Yunus Hoosen.

    Kulan Oo Saacado Badan Socdey Oo Ay La Qaaten Masuuliyiinta Ugu Sar Sareeya Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga Iyo Warshada Ayaa lagaga wada hadlay Maalgashiga dhinaca Xoolaha oo ay danaynayeen waftigani, sidoo kale Waxay Dhankooda Waftiga Ka Socday South Africa Oo Boogeen Fursadaha Maalgashiya Ee Tiradda Badan Ee Ka Banaan Jamhuriyada Somaliland
    Wasiirka Wasaradda Horumarinta Maalgashiga Iyo Warshadaha Hon.Amina Elmi Fariid iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Cismaan Siciid Ayaa Saaka Ku Qaabiley Wafti Ka socday Dawlada South Africa Oo U Hogaaminayeey Safiirka Somaliland u fadhiya South Africa Mr Axmed Jaamac Hasan, Wafti sare oo ka kooban Maalgashato iyo Ganacsato ka socday Wasaaradda Ganacsiga, Maalgashiga iyo Warshadaha ee South africa, Waftigan oo uu Hoggaaminayay Madaxa Maalgashiga South Africa Mr. Yunus Hoosen. Kulan Oo Saacado Badan Socdey Oo Ay La Qaaten Masuuliyiinta Ugu Sar Sareeya Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga Iyo Warshada Ayaa lagaga wada hadlay Maalgashiga dhinaca Xoolaha oo ay danaynayeen waftigani, sidoo kale Waxay Dhankooda Waftiga Ka Socday South Africa Oo Boogeen Fursadaha Maalgashiya Ee Tiradda Badan Ee Ka Banaan Jamhuriyada Somaliland
    Like
    6
    0 Comments 0 Shares 1632 Views
  • Masuuliyiinta Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Somaliland
    Masuuliyiinta Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Somaliland
    Like
    5
    0 Comments 0 Shares 380 Views
  • Buurta daalo ee kutaalo bariga somaliland waa mida ugu quruxbadan buuraha gayiga somalida
    Buurta daalo ee kutaalo bariga somaliland waa mida ugu quruxbadan buuraha gayiga somalida
    Like
    10
    0 Comments 0 Shares 734 Views
  • Maalin aan dalxiis ubaxay ilaa buuraha somaliland ee aadka u qurux badan waxa laga baxaa hargeisa ilaa burco laga gaadhayo waxa loo mara meelo qurux badan woow
    *somaliland*
    #travell
    #someebower
    #someetravell
    #somaliateam
    Maalin aan dalxiis ubaxay ilaa buuraha somaliland ee aadka u qurux badan waxa laga baxaa hargeisa ilaa burco laga gaadhayo waxa loo mara meelo qurux badan woow *somaliland* #travell #someebower #someetravell #somaliateam
    Like
    7
    0 Comments 0 Shares 2835 Views
  • Halkani ..wa meelaha ugu quruxda badnaa SOMALILAND DAL XIIS LOTAGO wana dawga shiekh SAWIRKA waxa laqaday manta gelinki dabe msha aallha dhaha asxbta kuXidhan gage Facebook Abdisamed Dalmar
    Halkani ..wa meelaha ugu quruxda badnaa SOMALILAND DAL XIIS LOTAGO wana dawga shiekh SAWIRKA waxa laqaday manta gelinki dabe msha aallha dhaha asxbta kuXidhan gage Facebook Abdisamed Dalmar
    Like
    4
    0 Comments 0 Shares 747 Views
  • Xukumada Somaliland Markii Labaad Ayey Caawimo Gaadhsisay Shacabka Reer Sool Ay Barakiciyen Garadadodii
    Xukumada Somaliland Markii Labaad Ayey Caawimo Gaadhsisay Shacabka Reer Sool Ay Barakiciyen Garadadodii
    Like
    5
    0 Comments 0 Shares 466 Views
  • Magaalada hargeisa waa caasimada 1 e somaliland waana goob aad uqurxadan jawi ahaan marka la eego cimilada iyo meelaha kala duwan ee dalxiisayaashu yimaadan
    #someetravell
    #someepower
    #someewep3
    Magaalada hargeisa waa caasimada 1 e somaliland waana goob aad uqurxadan jawi ahaan marka la eego cimilada iyo meelaha kala duwan ee dalxiisayaashu yimaadan #someetravell #someepower #someewep3
    Like
    7
    0 Comments 0 Shares 2835 Views
  • Wafdigii ka socday beelaha Irirsamaale oo maalmahan booqadanaye degaanada Somaliland ayaa goordhaw gaaray magaalo Barbera.
    Wafdigii ka socday beelaha Irirsamaale oo maalmahan booqadanaye degaanada Somaliland ayaa goordhaw gaaray magaalo Barbera.
    Like
    1
    0 Comments 0 Shares 1354 Views
  • Raxmaadka Eebe oo ka da’ay maanta Qaybo ka mida magaalada Hargeysa ayaa geystay khasaare kale duwan.

    Ugu horayn ciidanka ayaa u gurmaday Deyr ku yaala agagaarka Cisbitaalka International, halkaas oo affar qof deyr ku soo dumay, waxaana dhaawac soo gaadhay laba qof. Ciidanka ayaa dhaawacii gaadhsiiyay
    Hargeysa International Hospital.

    Laagta ku taala dugsiga Maxamuud Axmed Cali ayaa iyadana ciidamadu ka soo badbaadiyeen bas ay saarnaayeen 15 Qof.Dhanka kale ciidamada ayaa soo badbaadiyay affar Caruura iyo laba gaadhi oo kala ahaa Bas iyo Xaajiyad ayaa ciidamadu ka soo badbaadiyeen.

    Degmada 26 June ayaa ciidamadu iyaguna ka soo badbaadiyeen Gaadhi nooca yar yar ah.

    Dhanka kale ciidamada ayaa damiyay dab ka kacay guri Jiingada iyo haanta cuntada gaasta oo dab ka kacay.

    Roobabkan ayaa badankoodu ka da’ay degmada Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa.

    Ugu dambayn ciidanku wuxuu halkan fariin uga dirayaa bulshada ku nool guud ahaan Somaliland inaanay naftooda halis galin, isla markaana ka taxadaraan goobaha Dooxyada, Balliyada iyo biyo mareenada.
    #SOMEEOFFICIAL
    Raxmaadka Eebe oo ka da’ay maanta Qaybo ka mida magaalada Hargeysa ayaa geystay khasaare kale duwan. Ugu horayn ciidanka ayaa u gurmaday Deyr ku yaala agagaarka Cisbitaalka International, halkaas oo affar qof deyr ku soo dumay, waxaana dhaawac soo gaadhay laba qof. Ciidanka ayaa dhaawacii gaadhsiiyay Hargeysa International Hospital. Laagta ku taala dugsiga Maxamuud Axmed Cali ayaa iyadana ciidamadu ka soo badbaadiyeen bas ay saarnaayeen 15 Qof.Dhanka kale ciidamada ayaa soo badbaadiyay affar Caruura iyo laba gaadhi oo kala ahaa Bas iyo Xaajiyad ayaa ciidamadu ka soo badbaadiyeen. Degmada 26 June ayaa ciidamadu iyaguna ka soo badbaadiyeen Gaadhi nooca yar yar ah. Dhanka kale ciidamada ayaa damiyay dab ka kacay guri Jiingada iyo haanta cuntada gaasta oo dab ka kacay. Roobabkan ayaa badankoodu ka da’ay degmada Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa. Ugu dambayn ciidanku wuxuu halkan fariin uga dirayaa bulshada ku nool guud ahaan Somaliland inaanay naftooda halis galin, isla markaana ka taxadaraan goobaha Dooxyada, Balliyada iyo biyo mareenada. #SOMEEOFFICIAL
    Like
    3
    0 Comments 0 Shares 786 Views
  • Xildhibaanka Geeska Oo Shacabkiisii Marti Qaadeen

    Halkani Waa Degmada Shabeelay iyo Faafan Ee Dawlad Degaanka Soomaalida Ethopia
    Iyo Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Ka Mid Ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland iyo Qoyskiisa Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay
    Xildhibaanka Geeska Oo Shacabkiisii Marti Qaadeen Halkani Waa Degmada Shabeelay iyo Faafan Ee Dawlad Degaanka Soomaalida Ethopia Iyo Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Ka Mid Ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland iyo Qoyskiisa Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay
    Like
    2
    0 Comments 0 Shares 686 Views