Wasiirka Wasaradda Horumarinta Maalgashiga Iyo Warshadaha Hon.Amina Elmi Fariid iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Cismaan Siciid
Ayaa Saaka Ku Qaabiley Wafti Ka socday Dawlada South Africa Oo U Hogaaminayeey Safiirka Somaliland u fadhiya South Africa Mr Axmed Jaamac Hasan,

Wafti sare oo ka kooban Maalgashato iyo Ganacsato ka socday Wasaaradda Ganacsiga, Maalgashiga iyo Warshadaha ee South africa, Waftigan oo uu Hoggaaminayay Madaxa Maalgashiga South Africa Mr. Yunus Hoosen.

Kulan Oo Saacado Badan Socdey Oo Ay La Qaaten Masuuliyiinta Ugu Sar Sareeya Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga Iyo Warshada Ayaa lagaga wada hadlay Maalgashiga dhinaca Xoolaha oo ay danaynayeen waftigani, sidoo kale Waxay Dhankooda Waftiga Ka Socday South Africa Oo Boogeen Fursadaha Maalgashiya Ee Tiradda Badan Ee Ka Banaan Jamhuriyada Somaliland
Wasiirka Wasaradda Horumarinta Maalgashiga Iyo Warshadaha Hon.Amina Elmi Fariid iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Cismaan Siciid Ayaa Saaka Ku Qaabiley Wafti Ka socday Dawlada South Africa Oo U Hogaaminayeey Safiirka Somaliland u fadhiya South Africa Mr Axmed Jaamac Hasan, Wafti sare oo ka kooban Maalgashato iyo Ganacsato ka socday Wasaaradda Ganacsiga, Maalgashiga iyo Warshadaha ee South africa, Waftigan oo uu Hoggaaminayay Madaxa Maalgashiga South Africa Mr. Yunus Hoosen. Kulan Oo Saacado Badan Socdey Oo Ay La Qaaten Masuuliyiinta Ugu Sar Sareeya Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga Iyo Warshada Ayaa lagaga wada hadlay Maalgashiga dhinaca Xoolaha oo ay danaynayeen waftigani, sidoo kale Waxay Dhankooda Waftiga Ka Socday South Africa Oo Boogeen Fursadaha Maalgashiya Ee Tiradda Badan Ee Ka Banaan Jamhuriyada Somaliland
Like
6
0 Comments 0 Shares 1629 Views