• Dhagaxbuur, iskuday fiican ayaa ka socda.Hadday dhirayntan iyo qurxintan hirgasho,waxay noqon doontaa magaaladii u horeysay ee darajadaas gaadha.Xitaa caasimada Jigjiga waa un bilaw wali majirto magaallo darajooyinka kuwa Itoobiyada kale ku dhaw.

    Bilicda,nadaafadda iyo qurxinta magaalo daddaal badan iyo joogteyn ayay u baahan tahay, way fududahay in maalmo kooban sawiro lagu gallo ama meello la taag-taago geeddo.Marar baddan ayaan arragnaa geedo dibada laga keenay oo inta Jig-jiga laga taagay iyagoo dhaadheer oo qurux baddan hadana dib aan u loo arrag.
    [Ilaalin joogta ah ayay shaqadan u baahan tahay
    #someeoriginial
    #someeofficials
    Dhagaxbuur, iskuday fiican ayaa ka socda.Hadday dhirayntan iyo qurxintan hirgasho,waxay noqon doontaa magaaladii u horeysay ee darajadaas gaadha.Xitaa caasimada Jigjiga waa un bilaw wali majirto magaallo darajooyinka kuwa Itoobiyada kale ku dhaw. Bilicda,nadaafadda iyo qurxinta magaalo daddaal badan iyo joogteyn ayay u baahan tahay, way fududahay in maalmo kooban sawiro lagu gallo ama meello la taag-taago geeddo.Marar baddan ayaan arragnaa geedo dibada laga keenay oo inta Jig-jiga laga taagay iyagoo dhaadheer oo qurux baddan hadana dib aan u loo arrag. [Ilaalin joogta ah ayay shaqadan u baahan tahay #someeoriginial #someeofficials
    Like
    6
    0 Comments 0 Shares 4489 Views