Dhagaxbuur, iskuday fiican ayaa ka socda.Hadday dhirayntan iyo qurxintan hirgasho,waxay noqon doontaa magaaladii u horeysay ee darajadaas gaadha.Xitaa caasimada Jigjiga waa un bilaw wali majirto magaallo darajooyinka kuwa Itoobiyada kale ku dhaw.

Bilicda,nadaafadda iyo qurxinta magaalo daddaal badan iyo joogteyn ayay u baahan tahay, way fududahay in maalmo kooban sawiro lagu gallo ama meello la taag-taago geeddo.Marar baddan ayaan arragnaa geedo dibada laga keenay oo inta Jig-jiga laga taagay iyagoo dhaadheer oo qurux baddan hadana dib aan u loo arrag.
[Ilaalin joogta ah ayay shaqadan u baahan tahay
#someeoriginial
#someeofficials
Dhagaxbuur, iskuday fiican ayaa ka socda.Hadday dhirayntan iyo qurxintan hirgasho,waxay noqon doontaa magaaladii u horeysay ee darajadaas gaadha.Xitaa caasimada Jigjiga waa un bilaw wali majirto magaallo darajooyinka kuwa Itoobiyada kale ku dhaw. Bilicda,nadaafadda iyo qurxinta magaalo daddaal badan iyo joogteyn ayay u baahan tahay, way fududahay in maalmo kooban sawiro lagu gallo ama meello la taag-taago geeddo.Marar baddan ayaan arragnaa geedo dibada laga keenay oo inta Jig-jiga laga taagay iyagoo dhaadheer oo qurux baddan hadana dib aan u loo arrag. [Ilaalin joogta ah ayay shaqadan u baahan tahay #someeoriginial #someeofficials
Like
6
0 Comments 0 Shares 4491 Views