• Isku-duwaha Wasaaradda Beeraha Ee Togdheer Iyo Masuuliyiin Kale Oo Kormeeray Deegaano Laga Fuliyey Mashaariic Muhiim Ah.
    .................................................................................
    Burco (WHB) - Isku-duwaha Wasaaradda Beeraha ee Gobolka Togdheer Cabdirisaaq Cabdillaahi Ibraahim, ayaa soo kormeeray Mashruuca RBA oo Hay'adda FAO ka wadday 9 tuulo oo hoos yimaadda gobolka Togdheer, kuwaasi oo la soo gebogabeeyay.

    Kormeerkan waxa Isku-duwaha Wasaaradda Beeraha ku wehelinayey Isku-duweyaasha Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha ee Gobolka Togdheer Sayid-Cali iyo Isku-duwaha Wasaaradda deegaanka Siciid Haybe, waxayna soo kormeereen deegaannada Mashruucan laga fuliyey ee ka faa'idaystay.

    Mashruucan waxyaabaha uu qabtay waxaa ugu waawayn Dhaamam laga dhisay, horumarinta beeraha, sida tababaro la xidhiidha Beeraha (Home garden), beer suuqeed (Market garden) iyo dugsi beereed (Farmers field school), calafka xoolaha, qalabka beeraha, iyo Mishiino loogu talo galay calafka xoolaha, dhaamam ku qalabaysan Dabka Cadceedda laga dhaliyo, kuwa biyaha soo tuura iyo Caagga la dhigo dhaamamka.

    Isku-duwaha Wasaaradda Beeraha ee Gobolka Togdheer Cabdirisaaq Cabdillaahi oo bilowgii Mashruucan seeska u dhigay, lana socday intii uu socday, ayaa sheegay inay ku baxday Lacag Malaayiin dollar ah, looguna Talo-galay in dadka deegaannada laga fuliyey ka faa'idaystaan.

    Tuulooyinka Mashruucan Hay'adda FAO ka fulisay ee Isku-duwayaashu kormeerka ku soo sameeyeen waxay kala yihiin Nasiye, Bisiqa, Harada, Warcimraan, Kalbare, Boodhley, Booraamo iyo Dindiinta.

    Kormeerkan ayaa isuduwayaasha wasaaradaha, beeraha, xoolaha iyo deegaanku ku qiimeeyeen Waxtarkii iyo sida loo sii horumarin lahaa mashaariicaha dhamaaday ee Hay'adda FAOka wadday gobolka Togdheer iyo sidii qaar cusub looga bilaabi lahaa gobolka.
    Isku-duwaha Wasaaradda Beeraha Ee Togdheer Iyo Masuuliyiin Kale Oo Kormeeray Deegaano Laga Fuliyey Mashaariic Muhiim Ah.

    Like
    6
    $0.01
    0 0 133
  • Mashaa aallh Maamadan OO Muddo 13- sanno ka Badan Aan ilmo dhalin , ayaa ilaah u suurto Qaliyay in uu daweeyo dhaqtarka sawirka kula jira, waxaana hooyadan oo uur qaaday isla dhaqtarkii daweeyay ku guuleestay in uu qaliinka ay ku dhashay cunugeeda yar ku sameey.

    Xaalada caafimaad ee hooyadan iyo cunugeeda yar ayaa hadda aad u wannagasan, waxa ayna u mahad-celisay ilaah subxaanahu watacaalaa ee ubadka siiyay iyo dhaqtarkii sababta u ahaa daaweynteeda iyo qaliinka ay ku dhashay intaba.
    Mashaa aallh Maamadan OO Muddo 13- sanno ka Badan Aan ilmo dhalin , ayaa ilaah u suurto Qaliyay in uu daweeyo dhaqtarka sawirka kula jira, waxaana hooyadan oo uur qaaday isla dhaqtarkii daweeyay ku guuleestay in uu qaliinka ay ku dhashay cunugeeda yar ku sameey.

    Xaalada caafimaad ee hooyadan iyo cunugeeda yar ayaa hadda aad u wannagasan, waxa ayna u mahad-celisay ilaah subxaanahu watacaalaa ee ubadka siiyay iyo dhaqtarkii sababta u ahaa daaweynteeda iyo qaliinka ay ku dhashay intaba.
    Like
    2
    $0.00
    0 0 112
  • Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somailand Oo Qasriga Madaxtooyada Kulan-Sharafeed Ugu Sameeyey Marwo Edna Aadan Oo Abaalmarin Caalami Ah Kusoo Guulaysatay.
    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somailand Oo Qasriga Madaxtooyada Kulan-Sharafeed Ugu Sameeyey Marwo Edna Aadan Oo Abaalmarin Caalami Ah Kusoo Guulaysatay.
    Like
    2
    0 0 97
  • Yaasir kaamil waa nin saaxibkay ah waana garabkayga labaad waxa uu iga taliyay inaan isticmaalo social media lacagna aanka sameeyo maantan fikradiisi way ii hir gashay
    Yaasir kaamil waa nin saaxibkay ah waana garabkayga labaad waxa uu iga taliyay inaan isticmaalo social media lacagna aanka sameeyo maantan fikradiisi way ii hir gashay
    Like
    6
    $0.02
    0 0 154
  • Tani waa xero balay laga sameeyay
    Tani waa xero balay laga sameeyay
    Like
    8
    $0.02
    1 0 220
  • Ganacsade Axmed Baabaraqiis ayaa hadhimo sharafeed ugu sameeyey Jedah Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo Sucuudiga u joogay bishii Ramadaan cumro iyo cibaado.

    Masuuliyiinta qunsuliyada Soomaaliya ee Jedah, saraakiil ka tirsan maamulka Puntland, ganacsato iyo xubno kale ayaa ka soo qaybgalay hadimo sharafeedaa.

    Islaan Bashiir oo ka mid ah Isimada soo jireenka ah ee umadda Soomaaliyeed dhexdeeda sida weyn looga tixgeliyo ayaa halkaa uga duceeyey dalka, dadka iyo ganacsade Axmed.
    Ganacsade Axmed Baabaraqiis ayaa hadhimo sharafeed ugu sameeyey Jedah Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo Sucuudiga u joogay bishii Ramadaan cumro iyo cibaado.

    Masuuliyiinta qunsuliyada Soomaaliya ee Jedah, saraakiil ka tirsan maamulka Puntland, ganacsato iyo xubno kale ayaa ka soo qaybgalay hadimo sharafeedaa.

    Islaan Bashiir oo ka mid ah Isimada soo jireenka ah ee umadda Soomaaliyeed dhexdeeda sida weyn looga tixgeliyo ayaa halkaa uga duceeyey dalka, dadka iyo ganacsade Axmed.
    Like
    8
    $0.06
    0 0 326
  • Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo wafti uu hoggaaminayay Wasiirka Difaaca Dalka Dr. Abraham Belay oo loo xilsaaray dabagalka mid ka mid ah mashaariicda dhanka dalxiiska ee uu Raysal wasaaraha Dalku ka hirgalinayo Deegaannada Dalka qaarkood ayaa isla soo cayimay goobta ugu haboon ee laga dhisi doono goob dalxiis oo casri ah. Wafdiga ayaa loo asteeyay buuraha quruxda badan ee ku yaala agagaarka xarunta degmadda Shabeellay. Mashruucan “Shabeellay Resort” oo ilaa iyo 2 billion oo Birr lagu maal-galin doono waxaa 1 billion oo kamid ah bixinaya Xafiiska Raysal wasaaraha oo lacagta ku soo uruuriyay barnaamijyadii lacag uruurinta ahaa ee uu sameeyay. Mashruuca ayaa ka koobnaan doona xarun dalxiis oo leh huteello casri ah, goobo dhaqan, iyo biyo-xidheen casri ah oo loo dalxiis tago.
    Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo wafti uu hoggaaminayay Wasiirka Difaaca Dalka Dr. Abraham Belay oo loo xilsaaray dabagalka mid ka mid ah mashaariicda dhanka dalxiiska ee uu Raysal wasaaraha Dalku ka hirgalinayo Deegaannada Dalka qaarkood ayaa isla soo cayimay goobta ugu haboon ee laga dhisi doono goob dalxiis oo casri ah. Wafdiga ayaa loo asteeyay buuraha quruxda badan ee ku yaala agagaarka xarunta degmadda Shabeellay. Mashruucan “Shabeellay Resort” oo ilaa iyo 2 billion oo Birr lagu maal-galin doono waxaa 1 billion oo kamid ah bixinaya Xafiiska Raysal wasaaraha oo lacagta ku soo uruuriyay barnaamijyadii lacag uruurinta ahaa ee uu sameeyay. Mashruuca ayaa ka koobnaan doona xarun dalxiis oo leh huteello casri ah, goobo dhaqan, iyo biyo-xidheen casri ah oo loo dalxiis tago.
    Like
    3
    $0.00
    0 0 315
  • Maalin wanaagsan waan idin salamaya dhamaantiin reer samee ♥
    Maalin wanaagsan waan idin salamaya dhamaantiin reer samee ♥
    Like
    6
    $0.16
    0 0 348
  • Geelu markuu roobku do.o waxa uu sameeya inuu bood boodo sida ahaan waxa lagu xiraa xarig loo yaqaan dabarka
    Geelu markuu roobku do.o waxa uu sameeya inuu bood boodo sida ahaan waxa lagu xiraa xarig loo yaqaan dabarka
    Like
    1
    $0.00
    0 0 181
  • full love

    Between you and me,
    there is a full love,
    full of affection, patience,
    affection and lots of love.
    .
    Every gesture, every look,
    every touch is so special,
    our love is like a flower
    that grows, blooms and is so natural.
    .
    With patience we cultivate
    our love day after day,
    there is nothing more precious
    than our joy.
    .
    Our lives unite,
    as one heart,
    with love and dedication,
    our union is the purest emotion.
    .
    And so we go on,
    in this full and passionate love,
    always together, side by side,
    our history will always be remembered.
    .
    With all fullness,
    affection, patience, love and affection,
    we built our way,
    forever together and happy, my love, my affection.
    .
    #love #patience #affection #forever
    #happy #always #samee #alepdias #05deMarçode2023
    .
    full love

    0 0 587
  • Markaad hadaf kaleedahay shaqadaada waxaad joogtayn kartaa si aan acaadi ahayn samee socialmedia 2023
    Markaad hadaf kaleedahay shaqadaada waxaad joogtayn kartaa si aan acaadi ahayn samee socialmedia 2023
    Like
    4
    $0.01
    0 0 543
  • Shaqada camerada bes iga dheh waalaga tanaasulay shaqo online bes aa laysu arkay nio waan idin salamaya reer samee
    #SOMEE
    #Someesocial
    #hot
    Shaqada camerada bes iga dheh waalaga tanaasulay shaqo online bes aa laysu arkay nio waan idin salamaya reer samee
    #SOMEE
    #Someesocial
    #hot
    Like
    1
    $0.00
    0 0 363
  • Samee waa social ugu fiican maanta
    #traintoearn
    Samee waa social ugu fiican maanta
    #traintoearn
    Like
    Love
    8
    $0.42
    0 0 586
  • Noqo mid ukala gudba ilaa dad ilaa dal kana taajira travell lacagna ka sameeya qof kastaana hami ayuu leeyahay ana waakas hamigaygu
    Noqo mid ukala gudba ilaa dad ilaa dal kana taajira travell lacagna ka sameeya qof kastaana hami ayuu leeyahay ana waakas hamigaygu
    Like
    4
    $0.00
    0 0 251
SoMee Social