• Xafiiska Dakhliga DDS Munaasabad lagu abaalmarinayay canshuur bixiyayaasha hormuudka ah ee Deegaanka Soomaalida ayaa ka qabsoontay madasha kulamada ee Garaad Maxamed Dool Munaasibadda abaalmarintani oo ka qabsoontay madasha kulamada ee Garaad Maxammed Dool uuna soo diyaariyay Xafiiska Dakhliga DDS ayaa waxaa kasoo qayb'galay Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar, Wasiirka Wasaaradda Dakhliga JDFI, marwo Aynalem Nigussie, Kuxigeenka Wakaaladda jIbriyada Dalka, mudane Dabala Qabata, masuuliyiin, canshuur bixiyayaal iyo marti-sharaf kale.

    Daahfurka Ol'olaha u hogaansanaanta canshuurta iyo abaalmarinta canshuur bixiyayaasha hormuudka ah oo halku-dheg looga dhigay "Dakhligu waa sharafta Dalka" ayaa abaalmarino kala duwan lagu siiyay canshuur bixiyayaasha kasoo dhalaalay waajibaadkooda ee la yimid daddaalka dheeriga ah si haboona ubixiyay dakhliga canshuurta iyo sida oo kale xarumaha dawladda.

    Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar oo madashani ka hadlay ayaa canshuur bixiyayaasha hormuudka ah uga mahad-naqay kaalinta ay ka qaateen horumarka deegaankooda iyo sida wanaagsan ee ay uguteen waajibaadkii saarnaa.

    Peace Media
    Xafiiska Dakhliga DDS Munaasabad lagu abaalmarinayay canshuur bixiyayaasha hormuudka ah ee Deegaanka Soomaalida ayaa ka qabsoontay madasha kulamada ee Garaad Maxamed Dool Munaasibadda abaalmarintani oo ka qabsoontay madasha kulamada ee Garaad Maxammed Dool uuna soo diyaariyay Xafiiska Dakhliga DDS ayaa waxaa kasoo qayb'galay Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar, Wasiirka Wasaaradda Dakhliga JDFI, marwo Aynalem Nigussie, Kuxigeenka Wakaaladda jIbriyada Dalka, mudane Dabala Qabata, masuuliyiin, canshuur bixiyayaal iyo marti-sharaf kale.

    Daahfurka Ol'olaha u hogaansanaanta canshuurta iyo abaalmarinta canshuur bixiyayaasha hormuudka ah oo halku-dheg looga dhigay "Dakhligu waa sharafta Dalka" ayaa abaalmarino kala duwan lagu siiyay canshuur bixiyayaasha kasoo dhalaalay waajibaadkooda ee la yimid daddaalka dheeriga ah si haboona ubixiyay dakhliga canshuurta iyo sida oo kale xarumaha dawladda.

    Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar oo madashani ka hadlay ayaa canshuur bixiyayaasha hormuudka ah uga mahad-naqay kaalinta ay ka qaateen horumarka deegaankooda iyo sida wanaagsan ee ay uguteen waajibaadkii saarnaa.

    Peace Media
    Like
    6
    $0.02
    0 0 167
  • Sheeg Qabiil aad jeclaan lahayd inaad ka guursato, seediyasha iyo dumashiyada baa Reply kuso gali doona

    Aniga Ciise Wayne

    Fallow isoo dhaha Dadkaygii
    Sheeg Qabiil aad jeclaan lahayd inaad ka guursato, seediyasha iyo dumashiyada baa Reply kuso gali doona

    Aniga Ciise Wayne

    Fallow isoo dhaha Dadkaygii
    Like
    Love
    7
    $0.02
    0 0 145
  • I hope Somee can get to these levels. Only 2 here have seen my DIY video, but posted on Instagram the same time and that has 5000 views now…
    I hope Somee can get to these levels. Only 2 here have seen my DIY video, but posted on Instagram the same time and that has 5000 views now…
    Like
    7
    $0.49
    1 0 176
  • Discover the awe-inspiring Diyaluma Falls in Koslanda, Sri Lanka. Standing at 220 meters, it is the country's second highest waterfall. Located in the Badulla district, this natural wonder captivates with its cascading waters, lush surroundings, and pristine landscapes. Experience the power and beauty of nature as you explore, hike, and immerse yourself in the refreshing pools. Diyaluma Falls is a must-visit destination for nature lovers and adventure seekers.

    #koslanda #srilanka #diyalumafalls #upperdiyaluma #travel #naturephotography #waterfalls #discoversrilanka #travelsrilankawithus
    Discover the awe-inspiring Diyaluma Falls in Koslanda, Sri Lanka. Standing at 220 meters, it is the country's second highest waterfall. Located in the Badulla district, this natural wonder captivates with its cascading waters, lush surroundings, and pristine landscapes. Experience the power and beauty of nature as you explore, hike, and immerse yourself in the refreshing pools. Diyaluma Falls is a must-visit destination for nature lovers and adventure seekers.

    #koslanda #srilanka #diyalumafalls #upperdiyaluma #travel #naturephotography #waterfalls #discoversrilanka #travelsrilankawithus
    Like
    4
    $0.01
    0 0 436
  • - How to mount a WC -
    I put electric tape around it and mark it out where it supposed to be and with plastic sticks one can level it even. So one prepare it all. Add silicone Whithin the tape. Push it lightly down and adjust it. Then make a nice clean radius after taking the tape away. #DIY 52sec video
    - How to mount a WC -

    13
    $1.08
    5 0 154 3
  • Tell my your DIY house renovation project is stalling, without telling me it’s stalling…..
    Tell my your DIY house renovation project is stalling, without telling me it’s stalling…..
    Like
    Yay
    14
    $2.10
    3 0 214 9
  • Subax Wanaagsan Inta Caafimaadka Kusoo Toostay Alle Ha u Siyaadiyo Inta Xanuunsan Alle Ha Caafiyo Qof Walbana Muraadka Uu Leeyahay Alle Ha U Sahlo .

    Aamiinta Raaciya.
    Subax Wanaagsan Inta Caafimaadka Kusoo Toostay Alle Ha u Siyaadiyo Inta Xanuunsan Alle Ha Caafiyo Qof Walbana Muraadka Uu Leeyahay Alle Ha U Sahlo .

    Aamiinta Raaciya.
    Like
    8
    $0.04
    0 0 135
  • Deegaan Dalxiiseedka Goobweyn Halka Kulmisa Webiga Jubba iyo Badweynta Hindiya.

    Baladwayne waa dhul barwaaqo ah
    #someeofficial #awesome
    Deegaan Dalxiiseedka Goobweyn Halka Kulmisa Webiga Jubba iyo Badweynta Hindiya.

    Baladwayne waa dhul barwaaqo ah
    #someeofficial #awesome
    Like
    6
    $0.01
    0 0 222
  • 5 sano oo uu dalka madaxweyna ka ahaa khilaaf kasta oo jiray marna ma dicin ina arrimaha dayn cafinta dalku istaagto sida maantay dhacday oo kale, Markale dalkeenu waxa uu u baahan yahay badbaadin.
    #Farmaajo
    #NabadIyoNolol
    5 sano oo uu dalka madaxweyna ka ahaa khilaaf kasta oo jiray marna ma dicin ina arrimaha dayn cafinta dalku istaagto sida maantay dhacday oo kale, Markale dalkeenu waxa uu u baahan yahay badbaadin.
    #Farmaajo
    #NabadIyoNolol
    Like
    6
    $0.01
    0 0 196
  • Dadweynaha Puntland maanta diyaar waatihiin Sowmaha.

    KAAH KAAH KAAH
    Dadweynaha Puntland maanta diyaar waatihiin Sowmaha.

    KAAH KAAH KAAH
    Like
    5
    $0.03
    0 0 127
  • Asc ree boorama waar maanta waad banaan baxedeen yaad wax u dhinteen sow dadkiinii maaha fikirka&aqoontii la inagu ogaa ma halmar bay is masaxday
    Mida 2 maanta waxaad waxaad dhagaxaan ku jajabiseen wadadooyin kiinii waar horda miyeynaan ka fikirinba wadooyinka yaale sow samaroon maaha bajaasyadaad gubteen&weliba goobahaad dhacdee Eed boobteen yaa le sow samaroon maaha
    Waar wax isku faloo wadankiina dhowrta maanta hadaad jajabisaan beri xageed aadaysaan
    Mida 3 iska dhiga calankan buluugaa oo qaata kaad samaysateen si xirfadaysana u gudbiya cabashadiina ooo
    Waalidiintiina &walaalihiin ha galaafaninee
    Ninkana 10 bishaa la dilayaayee iska suga
    Oo aqoontii yayna idinku khasaarinee fikira oo maskaxda tuujiya kadibna raadiya xalka
    Asc ree boorama waar maanta waad banaan baxedeen yaad wax u dhinteen sow dadkiinii maaha fikirka&aqoontii la inagu ogaa ma halmar bay is masaxday
    Mida 2 maanta waxaad waxaad dhagaxaan ku jajabiseen wadadooyin kiinii waar horda miyeynaan ka fikirinba wadooyinka yaale sow samaroon maaha bajaasyadaad gubteen&weliba goobahaad dhacdee Eed boobteen yaa le sow samaroon maaha
    Waar wax isku faloo wadankiina dhowrta maanta hadaad jajabisaan beri xageed aadaysaan
    Mida 3 iska dhiga calankan buluugaa oo qaata kaad samaysateen si xirfadaysana u gudbiya cabashadiina ooo
    Waalidiintiina &walaalihiin ha galaafaninee
    Ninkana 10 bishaa la dilayaayee iska suga
    Oo aqoontii yayna idinku khasaarinee fikira oo maskaxda tuujiya kadibna raadiya xalka
    Like
    9
    $1.50
    0 0 236
  • Alx waxa eey ka mitahay barwaqada ilh nagu galaday robkaan waxa uu da.aay xalay saqdii dhexe waxa eey indha hada qabanayaan biyo iyo cagaar ku fican daaga xoolaha ilha hanoo siyadiyo,
    Alx waxa eey ka mitahay barwaqada ilh nagu galaday robkaan waxa uu da.aay xalay saqdii dhexe waxa eey indha hada qabanayaan biyo iyo cagaar ku fican daaga xoolaha ilha hanoo siyadiyo,
    Like
    7
    $0.09
    0 0 195
  • Shadiyo sharaf my team
    Shadiyo sharaf my team
    Like
    5
    $0.02
    0 0 163
  • DIY Ideas that spark emotions. https://youtu.be/gfLN1fGU5r4 #diy #art #ideas #someeofficial #waivio #weed #ctp
    DIY Ideas that spark emotions. https://youtu.be/gfLN1fGU5r4 #diy #art #ideas #someeofficial #waivio #weed #ctp
    preview
    Like
    6
    $0.24
    0 0 277
  • Aabe Somaliyed oo lagu Magacaabo Cabdullaahi ayaa shahaado sharaf Gudoonsiiyey Xaaskiisa Taas oo uu uga mahad Celiyey shaqadii wanaagsanayd ee ay kasoo qabatay Guriga bisha ramadaan iyadoo sooman.

    Waa aabe ku dayasho Mudan. Waa in aan dumarka Ku dhiiri Galinaa oo uga mahad celinaa shaqooyinka ay inaka Hayaan. Adiguna Halkaan uga Mahad Celi Gabadhii Bisha Ramadaan jikada Kuugu Jirtay ee suxuurta iyo Afurkaba kuu diyaarin Jirtay ❤
    Aabe Somaliyed oo lagu Magacaabo Cabdullaahi ayaa shahaado sharaf Gudoonsiiyey Xaaskiisa Taas oo uu uga mahad Celiyey shaqadii wanaagsanayd ee ay kasoo qabatay Guriga bisha ramadaan iyadoo sooman.

    Waa aabe ku dayasho Mudan. Waa in aan dumarka Ku dhiiri Galinaa oo uga mahad celinaa shaqooyinka ay inaka Hayaan. Adiguna Halkaan uga Mahad Celi Gabadhii Bisha Ramadaan jikada Kuugu Jirtay ee suxuurta iyo Afurkaba kuu diyaarin Jirtay ❤
    Like
    7
    $0.05
    0 0 212
More Results
SoMee Social