• #pls Pulsechain layer1 will launch now and if one has ETH based coins one can get some PLS airdropped. According to crypto coffe this launch is just as important as the start of crypto. Calling PLS/HEX a scam is like calling Andrew Tate a sex trafficker…
    https://youtu.be/icYiBcliYlg
    #pls Pulsechain layer1 will launch now and if one has ETH based coins one can get some PLS airdropped. According to crypto coffe this launch is just as important as the start of crypto. Calling PLS/HEX a scam is like calling Andrew Tate a sex trafficker… https://youtu.be/icYiBcliYlg
    Like
    Love
    16
    0 Comments 0 Shares 1258 Views
  • I sold my Campervan today so now I grabbed some #HEX after the 44% crash. Weird how timely that was!
    I sold my Campervan today so now I grabbed some #HEX after the 44% crash. Weird how timely that was!
    Like
    14
    1 Comments 0 Shares 699 Views
  • After two years of waiting, Pulsechain has launched!!!
    Pulsechain a fork of Ethereum. ...Pulsechain aims to offer a platform that lowers gas fees to pennies, relieving the Ethereum Network of back log and high fees. ...Congrats to Richard Heart and to both the HEX and Pulsechain Communities.
    After two years of waiting, Pulsechain has launched!!! Pulsechain a fork of Ethereum. ...Pulsechain aims to offer a platform that lowers gas fees to pennies, relieving the Ethereum Network of back log and high fees. ...Congrats to Richard Heart and to both the HEX and Pulsechain Communities.
    Like
    Yay
    19
    2 Comments 0 Shares 760 Views
  • Hal qof oo Mareexaan ah oo RW Xamse cay la daba taagan arki maysid, Mareexaan waa dad gob ah oo aaminsan inay Daarood meteli karaan iyagana Ogaden meteli karo.

    Waxa la joogaa xiligii Kablalax ka garaabi lahaa oo xaal ka bixin lahaa isbaaradii Ini Deni oo gabaad ka dhiganayey magacooda uu u dhigtay Madaxweyne Farmaajo.

    Shalay hadii ay Deni u shaqaysay inuu kaar Kablalaxnimo kula dagaalamo Farmaajo, siyaasadaas waa la isku fahmay kama aqbali doono kaar Hartinimo inuu Xamse u xoqdo.

    Waxaan doonayaa oo dhexda u xirtay Daarood mid ah, walaalo ah, wax isu ogol oo si siman isu meteli kara, heshiisna la ah Soomaalida kale ee walaalahood ah.

    Shiine Culay
    Madaxweynaha beesha Daarood ee baraha bulshada.
    Hal qof oo Mareexaan ah oo RW Xamse cay la daba taagan arki maysid, Mareexaan waa dad gob ah oo aaminsan inay Daarood meteli karaan iyagana Ogaden meteli karo. Waxa la joogaa xiligii Kablalax ka garaabi lahaa oo xaal ka bixin lahaa isbaaradii Ini Deni oo gabaad ka dhiganayey magacooda uu u dhigtay Madaxweyne Farmaajo. Shalay hadii ay Deni u shaqaysay inuu kaar Kablalaxnimo kula dagaalamo Farmaajo, siyaasadaas waa la isku fahmay kama aqbali doono kaar Hartinimo inuu Xamse u xoqdo. Waxaan doonayaa oo dhexda u xirtay Daarood mid ah, walaalo ah, wax isu ogol oo si siman isu meteli kara, heshiisna la ah Soomaalida kale ee walaalahood ah. Shiine Culay Madaxweynaha beesha Daarood ee baraha bulshada.
    Like
    3
    0 Comments 0 Shares 801 Views
  • That was a sharp Green little thing… What is that? The currency that is real decentralized and not even on an exchange, so it can’t crash like ”not your keys, not your coins”.
    #HEX 40% pump
    That was a sharp Green little thing… What is that? The currency that is real decentralized and not even on an exchange, so it can’t crash like ”not your keys, not your coins”. #HEX 40% pump
    Like
    4
    0 Comments 0 Shares 502 Views
  • Waa macalimad Kenyan ah ardaygeeda oo uniformkii ka jeexmay ayey Irbad iyo dun ugu toleysaa classka dhexdiisa iyadoo go’ii garbaha u saarnaana u duubtay ilmahan yar!

    Macalinku waa waalid oo kale waliba markey dumar tahay waa hooyo.
    Waa macalimad Kenyan ah ardaygeeda oo uniformkii ka jeexmay ayey Irbad iyo dun ugu toleysaa classka dhexdiisa iyadoo go’ii garbaha u saarnaana u duubtay ilmahan yar! Macalinku waa waalid oo kale waliba markey dumar tahay waa hooyo.
    Like
    4
    0 Comments 0 Shares 584 Views
  • Waxaa ay biyuhu dhex socdaan kaymaha rooban
    #awesome #travel #someeofficial
    Waxaa ay biyuhu dhex socdaan kaymaha rooban #awesome #travel #someeofficial
    Like
    Love
    10
    0 Comments 0 Shares 613 Views
  • Lovely day today!
    Although drilling and fixing a teeth earlier, I couldn’t eat for a while so now I was just craving it!
    #btc Did important moves and #HEX up 24%
    Lovely day today! Although drilling and fixing a teeth earlier, I couldn’t eat for a while so now I was just craving it! #btc Did important moves and #HEX up 24%
    Like
    8
    0 Comments 0 Shares 623 Views
  • #BTC Did a very important move and broke a level it tested several times and now broke through -28800$ This made way to other like #NKN broke out and made a bullflag.
    Big investment into #EGLD (and that looks like it will explode. Still cheap at 39$.
    #HEX 40% up in 2 days
    #BTC Did a very important move and broke a level it tested several times and now broke through -28800$ This made way to other like #NKN broke out and made a bullflag. Big investment into #EGLD (and that looks like it will explode. Still cheap at 39$. #HEX 40% up in 2 days
    Like
    8
    0 Comments 0 Shares 433 Views
  • Alx waxa eey ka mitahay barwaqada ilh nagu galaday robkaan waxa uu da.aay xalay saqdii dhexe waxa eey indha hada qabanayaan biyo iyo cagaar ku fican daaga xoolaha ilha hanoo siyadiyo,????????????
    Alx waxa eey ka mitahay barwaqada ilh nagu galaday robkaan waxa uu da.aay xalay saqdii dhexe waxa eey indha hada qabanayaan biyo iyo cagaar ku fican daaga xoolaha ilha hanoo siyadiyo,????????????
    Like
    7
    0 Comments 0 Shares 530 Views
  • Waa fanaanada caanka ah ee Ikraan Jaamac oo maanta iiga waramaysay booqashadii ugu horaysay ee ay dhawaan ku tagtay London Iyo magaalooyin kale oo UK ka mid ah.

    Sheekadii xiisaha lahayd ee na dhex martay, dhawaan ayaad kala socon doontaan Hereri Media.
    Waa fanaanada caanka ah ee Ikraan Jaamac oo maanta iiga waramaysay booqashadii ugu horaysay ee ay dhawaan ku tagtay London Iyo magaalooyin kale oo UK ka mid ah. Sheekadii xiisaha lahayd ee na dhex martay, dhawaan ayaad kala socon doontaan Hereri Media.
    Like
    6
    0 Comments 0 Shares 437 Views
  • Baabuurtii Gudida SSC-Khaatumo Mamnuucday, Ceeldoofaar ilaa Ceerigaabo Caadi u dhexmaraan.
    Sidee u aragtaa?
    Meeshan sawirka laga Soo qaaday waa Badhan
    Baabuurtii Gudida SSC-Khaatumo Mamnuucday, Ceeldoofaar ilaa Ceerigaabo Caadi u dhexmaraan. Sidee u aragtaa? Meeshan sawirka laga Soo qaaday waa Badhan
    Like
    4
    0 Comments 0 Shares 425 Views
  • Ganacsade Axmed Baabaraqiis ayaa hadhimo sharafeed ugu sameeyey Jedah Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo Sucuudiga u joogay bishii Ramadaan cumro iyo cibaado.

    Masuuliyiinta qunsuliyada Soomaaliya ee Jedah, saraakiil ka tirsan maamulka Puntland, ganacsato iyo xubno kale ayaa ka soo qaybgalay hadimo sharafeedaa.

    Islaan Bashiir oo ka mid ah Isimada soo jireenka ah ee umadda Soomaaliyeed dhexdeeda sida weyn looga tixgeliyo ayaa halkaa uga duceeyey dalka, dadka iyo ganacsade Axmed.
    Ganacsade Axmed Baabaraqiis ayaa hadhimo sharafeed ugu sameeyey Jedah Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo Sucuudiga u joogay bishii Ramadaan cumro iyo cibaado. Masuuliyiinta qunsuliyada Soomaaliya ee Jedah, saraakiil ka tirsan maamulka Puntland, ganacsato iyo xubno kale ayaa ka soo qaybgalay hadimo sharafeedaa. Islaan Bashiir oo ka mid ah Isimada soo jireenka ah ee umadda Soomaaliyeed dhexdeeda sida weyn looga tixgeliyo ayaa halkaa uga duceeyey dalka, dadka iyo ganacsade Axmed.
    Like
    8
    0 Comments 0 Shares 962 Views