Waa macalimad Kenyan ah ardaygeeda oo uniformkii ka jeexmay ayey Irbad iyo dun ugu toleysaa classka dhexdiisa iyadoo go’ii garbaha u saarnaana u duubtay ilmahan yar!

Macalinku waa waalid oo kale waliba markey dumar tahay waa hooyo.
Waa macalimad Kenyan ah ardaygeeda oo uniformkii ka jeexmay ayey Irbad iyo dun ugu toleysaa classka dhexdiisa iyadoo go’ii garbaha u saarnaana u duubtay ilmahan yar! Macalinku waa waalid oo kale waliba markey dumar tahay waa hooyo.
Like
4
0 Comments 0 Shares 1443 Views