• “Dadka qaar waxa ay qalbiga ku dhaawacaan hadal, halka dadka qaar ay ku dhaawacaan ficil, balse dhaawaca ugu weyn ee qalbiga soo gaaraa waxaan aaminsanahay in uu yahay qof aad daneyneyso si xad dhaaf ah weliba wax kuula dhigmo aysan jirin, hadana qofkaas oo iska kaa indho tirayo, kuna dareensiinayo in uusan kuu baahneyn.”
    “Waxaan jeclaan lahaaa in aan la joogo qof aniga i jecel. Waxaan hubaa in farxadeydu tahay mudnaantaada oo aysan jiri doonin habeenno badan oo hurdo la’aan ah.”
    “Inaad keligaa socoto ma ahan wax dhib badan, laakin waxaa dhib badan markaad qof meel fog u raacdo misana aad keligaa ka soo noqoto.”

    #SOMEEOFICCIAL
    “Dadka qaar waxa ay qalbiga ku dhaawacaan hadal, halka dadka qaar ay ku dhaawacaan ficil, balse dhaawaca ugu weyn ee qalbiga soo gaaraa waxaan aaminsanahay in uu yahay qof aad daneyneyso si xad dhaaf ah weliba wax kuula dhigmo aysan jirin, hadana qofkaas oo iska kaa indho tirayo, kuna dareensiinayo in uusan kuu baahneyn.” “Waxaan jeclaan lahaaa in aan la joogo qof aniga i jecel. Waxaan hubaa in farxadeydu tahay mudnaantaada oo aysan jiri doonin habeenno badan oo hurdo la’aan ah.” “Inaad keligaa socoto ma ahan wax dhib badan, laakin waxaa dhib badan markaad qof meel fog u raacdo misana aad keligaa ka soo noqoto.” #SOMEEOFICCIAL
    Like
    Wow
    9
    0 Comments 0 Shares 695 Views