Hay'ada samafalka ah ee suldaan Elmi Kabaal foundation ayaa deeq isugu jirta lacag iyo cunooyin nafaqo ah u qaybiyay 512 qoys oo kunool degamada Quljeed, Xariirad iyo Gogti.
Deeqdan ayaa qayb ka ah mid lacag iyo raashin sanad walba Hay'ada Suldaan Elmi Kabaaal Foundation u qaybiso qoysaskani bisha barakaysan ee ramadaan.