Reebanti: 11-May-2023: Waxaan maanta kormeeray warta biyo-qabadka deegaanka Reebanti ee degmada Garoowe gobolka Nugaal.

Warta biyo-qabadka Reebanti waxay kamid tahay mashaariicda horumarineed ee Wasaaradda Qorsheyntu u qoondaysay deegaanka, mashruuca Biyoole ayaana maalgaliyay.

#someeofficial #someephoto
Reebanti: 11-May-2023: Waxaan maanta kormeeray warta biyo-qabadka deegaanka Reebanti ee degmada Garoowe gobolka Nugaal. Warta biyo-qabadka Reebanti waxay kamid tahay mashaariicda horumarineed ee Wasaaradda Qorsheyntu u qoondaysay deegaanka, mashruuca Biyoole ayaana maalgaliyay. #someeofficial #someephoto
Like
4
0 Comments 0 Shares 6205 Views