Webiga Shabeelle oo karkaarrada goostey ayaa ku fatahay magaalada Beledweyne, iyadoo ay xidhmeen; ganacsigii, waxbarashadii iyo isku-socodkii gaadiidku, dadweynaha ayaa sidoo kale ka barakacay qaybo kamid ah magaalada.

Soomaaliya sannad kasta gobollada qaar waxa ay wajahaan fatahaado, qaar kalena abaaro. Maalmo ayaa la hadal-hayaa wax muuqdana lagama qabto, waxna lagama barto.
Webiga Shabeelle oo karkaarrada goostey ayaa ku fatahay magaalada Beledweyne, iyadoo ay xidhmeen; ganacsigii, waxbarashadii iyo isku-socodkii gaadiidku, dadweynaha ayaa sidoo kale ka barakacay qaybo kamid ah magaalada. Soomaaliya sannad kasta gobollada qaar waxa ay wajahaan fatahaado, qaar kalena abaaro. Maalmo ayaa la hadal-hayaa wax muuqdana lagama qabto, waxna lagama barto.
Like
8
0 Comments 0 Shares 545 Views