Garsoorka dalka Iran ayaa ku dhawaaqay in dil daldalaad ah lagu fulin doono labo ruux kadib markii lagu helay dambi ah aflagaado diineed, iyo iney aflagaadeeyeen Nabi Muxamed NNKH, sidoo kalena ay gubeen kitaabka Qur'anka kariimka ah.

Xigasho: SIMA TV.
Garsoorka dalka Iran ayaa ku dhawaaqay in dil daldalaad ah lagu fulin doono labo ruux kadib markii lagu helay dambi ah aflagaado diineed, iyo iney aflagaadeeyeen Nabi Muxamed NNKH, sidoo kalena ay gubeen kitaabka Qur'anka kariimka ah. Xigasho: SIMA TV.
Like
2
0 Comments 0 Shares 478 Views