Asc ree boorama waar maanta waad banaan baxedeen yaad wax u dhinteen sow dadkiinii maaha fikirka&aqoontii la inagu ogaa ma halmar bay is masaxday
Mida 2 maanta waxaad waxaad dhagaxaan ku jajabiseen wadadooyin kiinii waar horda miyeynaan ka fikirinba wadooyinka yaale sow samaroon maaha bajaasyadaad gubteen&weliba goobahaad dhacdee Eed boobteen yaa le sow samaroon maaha
Waar wax isku faloo wadankiina dhowrta maanta hadaad jajabisaan beri xageed aadaysaan
Mida 3 iska dhiga calankan buluugaa oo qaata kaad samaysateen si xirfadaysana u gudbiya cabashadiina ooo
Waalidiintiina &walaalihiin ha galaafaninee
Ninkana 10 bishaa la dilayaayee iska suga
Oo aqoontii yayna idinku khasaarinee fikira oo maskaxda tuujiya kadibna raadiya xalka ????????
Asc ree boorama waar maanta waad banaan baxedeen yaad wax u dhinteen sow dadkiinii maaha fikirka&aqoontii la inagu ogaa ma halmar bay is masaxday Mida 2 maanta waxaad waxaad dhagaxaan ku jajabiseen wadadooyin kiinii waar horda miyeynaan ka fikirinba wadooyinka yaale sow samaroon maaha bajaasyadaad gubteen&weliba goobahaad dhacdee Eed boobteen yaa le sow samaroon maaha Waar wax isku faloo wadankiina dhowrta maanta hadaad jajabisaan beri xageed aadaysaan Mida 3 iska dhiga calankan buluugaa oo qaata kaad samaysateen si xirfadaysana u gudbiya cabashadiina ooo Waalidiintiina &walaalihiin ha galaafaninee Ninkana 10 bishaa la dilayaayee iska suga Oo aqoontii yayna idinku khasaarinee fikira oo maskaxda tuujiya kadibna raadiya xalka ????????
Like
9
0 Comments 0 Shares 734 Views