Waddada Laacdheere ilaa Rabbaalle oo dhammaatay iyo Birta-dheer & Xaar-xaar oo socota, waa Nugaal ilaa Mudug oo jidad heley.

Cashuurta shacabka ayaa lagu dhisey, Hey'adda Waddooyinka ayaa korjoogteysey, waxaana dhistay shirkadda waddaniga ah ee Kebarco.
Waddada Laacdheere ilaa Rabbaalle oo dhammaatay iyo Birta-dheer & Xaar-xaar oo socota, waa Nugaal ilaa Mudug oo jidad heley. Cashuurta shacabka ayaa lagu dhisey, Hey'adda Waddooyinka ayaa korjoogteysey, waxaana dhistay shirkadda waddaniga ah ee Kebarco.
Like
8
0 Comments 0 Shares 499 Views