Taariikhda Maqarsoonto Khiyaamadii Masar iyo Amiir /Ugaas Nuur
Qarnigiii 18 naad 76 XaSuuqiii Herar 900,000 oo Qof ayaa lagu dilay
Mais leedahay Wuxuu Burburshay 7dii Aag Dagaaleeed Eee Dowladiii Saylac???,
Ma is leedahay Wuxuu Soo Afjaray
Dhaqdhaqaaqii Muslimiinta Ethiopia??
Ma ogtahay In Raasmakone oo Ahaa Aabihii Xalesalaase Burburiyo Dowladaa Herar Inay Fududaysay Masar ??,
Su aalahaa Jawaabtooda Ka Bogo
Ka Dib Sirdoonkii Dowladiii Herar iyo Saylac Markay ogaadeen Inay Abosiiniyaanku Abaa bulayaan Inay Duulaan kiii ugu waynaa Abid Axmed Guray Badadiii Soo Qaadaan Ooo ay Go aan sadeen Inay Burburiyaan Saldhigiii Ugu waynaa Amiir Nuur/Ugaas Nuur
1876 Ugaas Nuur Wuxuu u anbabaxay Masar Ama Qaahira ooo Uuu Codsi Uga Yimid Madixiii Cusmaaniyiinta Axmed Bashe oo Ahaa Abaanduulihii Cusmaaniyiinta Afrika Kadib Buuqashadiii Wuxuu Sexeexay Heshiis Taariikhda Galay ooo Lagu Badbaadinaayo Muslimiinta Ethiopia iyo Gobalada Waqooyiga ooo Dhan
Kadib Heshiiskaaa Markuu Ka soo Laabtay Waxaa Dhacay inay Masaarida ooo Cusmaaniyiinta Umatalaysay Nabadsugida Ay khiyaameen Ugaaskiii Amiir Nuur
Halkaana Waxay Ka Bexeen iyaga oon Usheegin Ugaaska Iyo Saldanadiisii Herar
Wxaana Dhacay Xasuuqiiii Ugu Halista Badnaaa Abid 1546 Ilaa 1876
Xasuuqaas oo lagu layaayay Muslimiin dhan 900'000 ooo isku jirta culumo caruur iyo haweenba waxaa intaa Dheeraaa inay Reer Galbeedkuna Abosiiniyiinta Siinayeen Hubka casrigaa qarnigaa Ugaas Nuur oo Qamuuyaysan Lana Qiiraysan Khiyaamadii iyo xasuuqiii Ayaa Lumiyay Aagii ugu waynaa 7dii Aag midkaa oo Ahaa Burburkiii iyo wiiqistiii Ugu weynayd Ee Soo marta Saldanadiiisa
Taariikhda Maqarsoonto Khiyaamadii Masar iyo Amiir /Ugaas Nuur Qarnigiii 18 naad 76 XaSuuqiii Herar 900,000 oo Qof ayaa lagu dilay Mais leedahay Wuxuu Burburshay 7dii Aag Dagaaleeed Eee Dowladiii Saylac???, Ma is leedahay Wuxuu Soo Afjaray Dhaqdhaqaaqii Muslimiinta Ethiopia?? Ma ogtahay In Raasmakone oo Ahaa Aabihii Xalesalaase Burburiyo Dowladaa Herar Inay Fududaysay Masar ??, Su aalahaa Jawaabtooda Ka Bogo Ka Dib Sirdoonkii Dowladiii Herar iyo Saylac Markay ogaadeen Inay Abosiiniyaanku Abaa bulayaan Inay Duulaan kiii ugu waynaa Abid Axmed Guray Badadiii Soo Qaadaan Ooo ay Go aan sadeen Inay Burburiyaan Saldhigiii Ugu waynaa Amiir Nuur/Ugaas Nuur 1876 Ugaas Nuur Wuxuu u anbabaxay Masar Ama Qaahira ooo Uuu Codsi Uga Yimid Madixiii Cusmaaniyiinta Axmed Bashe oo Ahaa Abaanduulihii Cusmaaniyiinta Afrika Kadib Buuqashadiii Wuxuu Sexeexay Heshiis Taariikhda Galay ooo Lagu Badbaadinaayo Muslimiinta Ethiopia iyo Gobalada Waqooyiga ooo Dhan Kadib Heshiiskaaa Markuu Ka soo Laabtay Waxaa Dhacay inay Masaarida ooo Cusmaaniyiinta Umatalaysay Nabadsugida Ay khiyaameen Ugaaskiii Amiir Nuur Halkaana Waxay Ka Bexeen iyaga oon Usheegin Ugaaska Iyo Saldanadiisii Herar Wxaana Dhacay Xasuuqiiii Ugu Halista Badnaaa Abid 1546 Ilaa 1876 Xasuuqaas oo lagu layaayay Muslimiin dhan 900'000 ooo isku jirta culumo caruur iyo haweenba waxaa intaa Dheeraaa inay Reer Galbeedkuna Abosiiniyiinta Siinayeen Hubka casrigaa qarnigaa Ugaas Nuur oo Qamuuyaysan Lana Qiiraysan Khiyaamadii iyo xasuuqiii Ayaa Lumiyay Aagii ugu waynaa 7dii Aag midkaa oo Ahaa Burburkiii iyo wiiqistiii Ugu weynayd Ee Soo marta Saldanadiiisa
Like
2
0 Comments 0 Shares 1811 Views