• Good afternoon friends, today I visited places outside the city and I was lucky enough to have rain in the places we visited.

    Galab wanaagsan sxb, maanta waxaan booqday meelo ka baxsan magaalada, waxaana nasiib u yeeshay in aan roob ku da’o goobihii aan tagnay.

    #someesomalia
    Good afternoon friends, today I visited places outside the city and I was lucky enough to have rain in the places we visited. Galab wanaagsan sxb, maanta waxaan booqday meelo ka baxsan magaalada, waxaana nasiib u yeeshay in aan roob ku da’o goobihii aan tagnay. #someesomalia
    Like
    6
    0 Commentarii 0 Distribuiri 730 Views
  • Maanta oo ay tariikhdu tahay 21/3/23
    Anagoo ah bulshada rer geerisaad waxaan si buuxda u garabtaganahay ciidamadayda qaranka waxanan diyaar u nahay inan mid hanti iyo dhiigba u daadino dalkayaga sidaan u dufaaci lahayn waxaanan mayarka iyo xildhibanada golaha deeganka dagmada lughaya ku wareejinay awrkii labaad ee geerisa si aan u muujino inaan garab taganahay ciidamada yada qaranka guulban u rajaynayaa ciidanka waa nigarbtaganahay guulaysta

    #someesomalia
    Maanta oo ay tariikhdu tahay 21/3/23 Anagoo ah bulshada rer geerisaad waxaan si buuxda u garabtaganahay ciidamadayda qaranka waxanan diyaar u nahay inan mid hanti iyo dhiigba u daadino dalkayaga sidaan u dufaaci lahayn waxaanan mayarka iyo xildhibanada golaha deeganka dagmada lughaya ku wareejinay awrkii labaad ee geerisa si aan u muujino inaan garab taganahay ciidamada yada qaranka guulban u rajaynayaa ciidanka waa nigarbtaganahay guulaysta #someesomalia
    Like
    3
    1 Commentarii 0 Distribuiri 889 Views