• Sanad Kahor Maanta oo Kale 15 May - 2022 Waxay Ummada Somaliyed Weyday Hogaamiyihii La jeclaa Farmaajo.

    Mala tabay mise waa laga Raystay?..
    Sanad Kahor Maanta oo Kale 15 May - 2022 Waxay Ummada Somaliyed Weyday Hogaamiyihii La jeclaa Farmaajo. Mala tabay mise waa laga Raystay?..
    Like
    Love
    6
    0 Comments 0 Shares 762 Views
  • Hal qof oo Mareexaan ah oo RW Xamse cay la daba taagan arki maysid, Mareexaan waa dad gob ah oo aaminsan inay Daarood meteli karaan iyagana Ogaden meteli karo.

    Waxa la joogaa xiligii Kablalax ka garaabi lahaa oo xaal ka bixin lahaa isbaaradii Ini Deni oo gabaad ka dhiganayey magacooda uu u dhigtay Madaxweyne Farmaajo.

    Shalay hadii ay Deni u shaqaysay inuu kaar Kablalaxnimo kula dagaalamo Farmaajo, siyaasadaas waa la isku fahmay kama aqbali doono kaar Hartinimo inuu Xamse u xoqdo.

    Waxaan doonayaa oo dhexda u xirtay Daarood mid ah, walaalo ah, wax isu ogol oo si siman isu meteli kara, heshiisna la ah Soomaalida kale ee walaalahood ah.

    Shiine Culay
    Madaxweynaha beesha Daarood ee baraha bulshada.
    Hal qof oo Mareexaan ah oo RW Xamse cay la daba taagan arki maysid, Mareexaan waa dad gob ah oo aaminsan inay Daarood meteli karaan iyagana Ogaden meteli karo. Waxa la joogaa xiligii Kablalax ka garaabi lahaa oo xaal ka bixin lahaa isbaaradii Ini Deni oo gabaad ka dhiganayey magacooda uu u dhigtay Madaxweyne Farmaajo. Shalay hadii ay Deni u shaqaysay inuu kaar Kablalaxnimo kula dagaalamo Farmaajo, siyaasadaas waa la isku fahmay kama aqbali doono kaar Hartinimo inuu Xamse u xoqdo. Waxaan doonayaa oo dhexda u xirtay Daarood mid ah, walaalo ah, wax isu ogol oo si siman isu meteli kara, heshiisna la ah Soomaalida kale ee walaalahood ah. Shiine Culay Madaxweynaha beesha Daarood ee baraha bulshada.
    Like
    3
    0 Comments 0 Shares 1848 Views
  • 5 sano oo uu dalka madaxweyna ka ahaa khilaaf kasta oo jiray marna ma dicin ina arrimaha dayn cafinta dalku istaagto sida maantay dhacday oo kale, Markale dalkeenu waxa uu u baahan yahay badbaadin.
    #Farmaajo
    #NabadIyoNolol
    5 sano oo uu dalka madaxweyna ka ahaa khilaaf kasta oo jiray marna ma dicin ina arrimaha dayn cafinta dalku istaagto sida maantay dhacday oo kale, Markale dalkeenu waxa uu u baahan yahay badbaadin. #Farmaajo #NabadIyoNolol
    Like
    6
    0 Comments 0 Shares 1056 Views
  • Madaxwaynihii hore ee somalia maxamed cabdilaahi farmaajo oo u hanbalaynaya umada somaliyeed ciida
    Madaxwaynihii hore ee somalia maxamed cabdilaahi farmaajo oo u hanbalaynaya umada somaliyeed ciida
    Like
    5
    0 Comments 0 Shares 352 Views