• Wichtig, über die so genannten "RKI-Files":
    ===
    Multipolar veröffentlicht freigeklagte RKI-Protokolle im Original
    Die von unserem Magazin freigeklagten Protokolle des Krisenstabs des Robert Koch-Instituts (RKI) werden nun für alle zugänglich gemacht. Die mehr als 200 Dokumente sind in erheblichem Umfang durch das RKI geschwärzt. Gegen die Schwärzungen klagen wir aktuell. Wir laden alle interessierten Journalisten zur Mitrecherche ein.
    REDAKTION, 20. März 2024
    https://multipolar-magazin.de/artikel/rki-protokolle-2
    #rkifiles
    Wichtig, über die so genannten "RKI-Files": === Multipolar veröffentlicht freigeklagte RKI-Protokolle im Original Die von unserem Magazin freigeklagten Protokolle des Krisenstabs des Robert Koch-Instituts (RKI) werden nun für alle zugänglich gemacht. Die mehr als 200 Dokumente sind in erheblichem Umfang durch das RKI geschwärzt. Gegen die Schwärzungen klagen wir aktuell. Wir laden alle interessierten Journalisten zur Mitrecherche ein. REDAKTION, 20. März 2024 https://multipolar-magazin.de/artikel/rki-protokolle-2 #rkifiles
    Like
    1
    0 Comments 0 Shares 399 Views
  • BESTATTERIN PACKT AUS | Marlies Spuhler
    Fakten Frieden Freiheit
    16.000 Abonnenten
    458.145 Aufrufe Premiere am 25.11.2023
    Übersterbl*chkeit seit Im*fkampagnen, Überfüllte Friedhöfe, Hausdurchsuchung wegen Flyer-verteilen. Heute habe ich die mutige Bestatterin Marlies Spuhler im Interview.

    Sie besitzt ein „Bestattungsunternehmen Spuhler“ in Rheinland-Pfalz, das seit 16 Jahren in der Familie geführt wird. In dieser Schlüsselposition hat Marlies einige Dinge erleben müssen/dürfen, die sie euch nicht vorenthalten will.

    Anmerkungen:
    Sie spricht ab Minute 9 vom Impfstart Ende 2021, meint aber natürlich Ende 2020. Das Interview ist bereits 9 Monate alt und hat auf Odysee bereits eine Menge Aufmerksamkeit erlangt. Es auf YouTube zu stellen ist ein Risiko, aber das Gesagte muss raus.

    https://www.youtube.com/watch?v=ST2E0dirje4
    BESTATTERIN PACKT AUS | Marlies Spuhler Fakten Frieden Freiheit 16.000 Abonnenten 458.145 Aufrufe Premiere am 25.11.2023 Übersterbl*chkeit seit Im*fkampagnen, Überfüllte Friedhöfe, Hausdurchsuchung wegen Flyer-verteilen. Heute habe ich die mutige Bestatterin Marlies Spuhler im Interview. Sie besitzt ein „Bestattungsunternehmen Spuhler“ in Rheinland-Pfalz, das seit 16 Jahren in der Familie geführt wird. In dieser Schlüsselposition hat Marlies einige Dinge erleben müssen/dürfen, die sie euch nicht vorenthalten will. Anmerkungen: Sie spricht ab Minute 9 vom Impfstart Ende 2021, meint aber natürlich Ende 2020. Das Interview ist bereits 9 Monate alt und hat auf Odysee bereits eine Menge Aufmerksamkeit erlangt. Es auf YouTube zu stellen ist ein Risiko, aber das Gesagte muss raus. https://www.youtube.com/watch?v=ST2E0dirje4
    Like
    1
    0 Comments 0 Shares 1800 Views
  • https://scontent.fceb1-3.fna.fbcdn.net/v/t39.30808-6/354832432_591043686470732_6767765563217859384_n.jpg?_nc_cat=1&cb=99be929b-3346023f&ccb=1-7&_nc_sid=8bfeb9&_nc_ohc=HQQ5AunRPq0AX9tWAgt&_nc_oc=AQkJVLBSjq6m9UoLkyNfwxDABO7QuTRpA3ZPwu9ZjeuNixDvV1b8g0KT-jr_1yi-8KU&_nc_ht=scontent.fceb1-3.fna&oh=00_AfBORnpZ3t55JKM4HDfKAgB2Nk5HnIFKnuNxb1lYn4LnGA&oe=64985D40
    Graphic link
    Posted using SoMee
    https://scontent.fceb1-3.fna.fbcdn.net/v/t39.30808-6/354832432_591043686470732_6767765563217859384_n.jpg?_nc_cat=1&cb=99be929b-3346023f&ccb=1-7&_nc_sid=8bfeb9&_nc_ohc=HQQ5AunRPq0AX9tWAgt&_nc_oc=AQkJVLBSjq6m9UoLkyNfwxDABO7QuTRpA3ZPwu9ZjeuNixDvV1b8g0KT-jr_1yi-8KU&_nc_ht=scontent.fceb1-3.fna&oh=00_AfBORnpZ3t55JKM4HDfKAgB2Nk5HnIFKnuNxb1lYn4LnGA&oe=64985D40 Graphic link Posted using SoMee
    Like
    1
    0 Comments 0 Shares 282 Views
  • Xulka Kubada Cagta Ee Degmada Denan
    Ayaa Barito Subaxdii Waji Doona Degmada
    Godey Mxd Noo Rajaynaysaan Ciyaarta Bari I A

    We Win Together
    We Lose Together

    Denan Fiiquluubinaa
    Xulka Kubada Cagta Ee Degmada Denan Ayaa Barito Subaxdii Waji Doona Degmada Godey Mxd Noo Rajaynaysaan Ciyaarta Bari I A We Win Together We Lose Together Denan Fiiquluubinaa
    Like
    3
    0 Comments 0 Shares 426 Views
  • Sawirkaasi wuxuu hordhac u yahay muuqaalo iyo sawiro goobo dalxiis oo in aanu gaadhno ama duubno ay qaadatay in aan u lugayno mudo 12 saacadood ah, meel aan baaburi gelin. kana mid ah meelaha ugu quruxda badan gobolka sanaag oo anaydin horena u maqal una arag hadaadse aragtaan idinka yaabi doona.

    Ka hor dhici maayo sawirada iyo goobta magaceeda Barnaanijko dhamaystiran dhawaan waxaad ka daawan doontaaan Roore Media ProSawirkaasi wuxuu hordhac u yahay muuqaalo iyo sawiro goobo dalxiis oo in aanu gaadhno ama
    Sawirkaasi wuxuu hordhac u yahay muuqaalo iyo sawiro goobo dalxiis oo in aanu gaadhno ama duubno ay qaadatay in aan u lugayno mudo 12 saacadood ah, meel aan baaburi gelin. kana mid ah meelaha ugu quruxda badan gobolka sanaag oo anaydin horena u maqal una arag hadaadse aragtaan idinka yaabi doona. Ka hor dhici maayo sawirada iyo goobta magaceeda Barnaanijko dhamaystiran dhawaan waxaad ka daawan doontaaan Roore Media ProSawirkaasi wuxuu hordhac u yahay muuqaalo iyo sawiro goobo dalxiis oo in aanu gaadhno ama
    0 Comments 0 Shares 647 Views
  • 5 sano oo uu dalka madaxweyna ka ahaa khilaaf kasta oo jiray marna ma dicin ina arrimaha dayn cafinta dalku istaagto sida maantay dhacday oo kale, Markale dalkeenu waxa uu u baahan yahay badbaadin.
    #Farmaajo
    #NabadIyoNolol
    5 sano oo uu dalka madaxweyna ka ahaa khilaaf kasta oo jiray marna ma dicin ina arrimaha dayn cafinta dalku istaagto sida maantay dhacday oo kale, Markale dalkeenu waxa uu u baahan yahay badbaadin. #Farmaajo #NabadIyoNolol
    Like
    6
    0 Comments 0 Shares 1051 Views
  • Caamir Oo Ah Maamulaha Akadmiyadda Kubadda cagta Ugu Awooda Badan Soomaliya Juba Youth ayaa Dhiirigalin Ugu Tagay Dalka Aljeria Xidigaha xulka Qarankeena

    Caamir Wa dhiirigaliye Mudan Bilad Sharaf waxa Uu Bolaal Dhalinyaro ah Ah Oo ku nool caasiamda soomaliya Ku jiraan Akademiyadiisa

    Waxana Uu Ka saacidaa In ay Helaan Wax barasho , Iyo In ay ka guul gaaran Riyadooda Kuabdda Cagta ????

    Tiradda ugu badan xiddigaha Qaranka 17 jiradda Kuwii koobka soo qaday iyo kuwa hadda matalaya qaranka Qarkood ka tirsanyihin Akademiyadiisa

    Legend Caamir Dhiirigalin ayaad Mudan Tahay
    Waxan Hubaa Fikirkaaga Hormarinta kubadda Cagta uu mira dhalay

    Maamuus ayaad mudan tahay
    Caamir Oo Ah Maamulaha Akadmiyadda Kubadda cagta Ugu Awooda Badan Soomaliya Juba Youth ayaa Dhiirigalin Ugu Tagay Dalka Aljeria Xidigaha xulka Qarankeena Caamir Wa dhiirigaliye Mudan Bilad Sharaf waxa Uu Bolaal Dhalinyaro ah Ah Oo ku nool caasiamda soomaliya Ku jiraan Akademiyadiisa Waxana Uu Ka saacidaa In ay Helaan Wax barasho , Iyo In ay ka guul gaaran Riyadooda Kuabdda Cagta ???? Tiradda ugu badan xiddigaha Qaranka 17 jiradda Kuwii koobka soo qaday iyo kuwa hadda matalaya qaranka Qarkood ka tirsanyihin Akademiyadiisa Legend Caamir Dhiirigalin ayaad Mudan Tahay Waxan Hubaa Fikirkaaga Hormarinta kubadda Cagta uu mira dhalay Maamuus ayaad mudan tahay
    Like
    4
    0 Comments 0 Shares 855 Views
  • Degaanka Gudmo Biyo Cas Waligaa Ma Tagtay ?
    Degaanka Gudmo Biyo Cas Waligaa Ma Tagtay ?
    Like
    11
    0 Comments 0 Shares 228 Views
  • Waa fanaanada caanka ah ee Ikraan Jaamac oo maanta iiga waramaysay booqashadii ugu horaysay ee ay dhawaan ku tagtay London Iyo magaalooyin kale oo UK ka mid ah.

    Sheekadii xiisaha lahayd ee na dhex martay, dhawaan ayaad kala socon doontaan Hereri Media.
    Waa fanaanada caanka ah ee Ikraan Jaamac oo maanta iiga waramaysay booqashadii ugu horaysay ee ay dhawaan ku tagtay London Iyo magaalooyin kale oo UK ka mid ah. Sheekadii xiisaha lahayd ee na dhex martay, dhawaan ayaad kala socon doontaan Hereri Media.
    Like
    6
    0 Comments 0 Shares 696 Views
  • Baabuurtii Gudida SSC-Khaatumo Mamnuucday, Ceeldoofaar ilaa Ceerigaabo Caadi u dhexmaraan.
    Sidee u aragtaa?
    Meeshan sawirka laga Soo qaaday waa Badhan
    Baabuurtii Gudida SSC-Khaatumo Mamnuucday, Ceeldoofaar ilaa Ceerigaabo Caadi u dhexmaraan. Sidee u aragtaa? Meeshan sawirka laga Soo qaaday waa Badhan
    Like
    4
    0 Comments 0 Shares 726 Views
  • Buyer are getting more greedy and stacking more bitcoin, if we don't see a fakeout bitcoin might be making another monthly high breaking more resistance line

    #awesme #somee #crypto #bitcoin

    [Image source](https://www.instagram.com/p/CrIw3VgSAGt/?igshid=YmMyMTA2M2Y=)
    Buyer are getting more greedy and stacking more bitcoin, if we don't see a fakeout bitcoin might be making another monthly high breaking more resistance line #awesme #somee #crypto #bitcoin [Image source](https://www.instagram.com/p/CrIw3VgSAGt/?igshid=YmMyMTA2M2Y=)
    Like
    11
    0 Comments 0 Shares 390 Views
  • Ciidmada Puntlnd Ooqaba Cadhadii Jabkii Labadii dagaalee udanbeeyay Ayaasoo Wafa Hubrida Sunta Ciidamada Lagurido ee Halista Ahkaasoo Todobaadkanba Lagutababarayay Deegaanka Xaafiidn ee isla Puntlnd Hubskanookadhacaya Sidaad Aragtaan Baabuurta Yaruar Waa Waxaan Shiraacaleh Ee Aad Aragtaan Waxaanakadhacaya Qori Masafo Ahaangaashaya Dhawr KM

    Waxaanay Usoosocdaan Dhankaniyo Magaalda Laascaanood Hadaba Dawladii Fadhiga Kusugaysay Khatarkastaba Ha ogaato Insunlagu Ridayo Todobaadkan Lagusoo Ridayo Sunkhatara ah

    Suntan Ayaawaxakusoo Caawoyay Gacanku Dhiigle Asayas Afewerki Masaxwayanaha Dalka Eriteriya Suntan oo Ah Midaadlooga Qaylayay

    Gaadhigan Shiraacan Waxaaka hooseeya mishiin Sidakan Ayaxalagu Buufiyo Oo afuufaya Sunkhatara Oodhamaanba dhinaca dabaysha marka Lagaala Maree Lasoorido Aanwaxbaba hanbaynin

    Xukuumada hurudee ee bilaa qorshaha kana sheekaysa nabada meelautaalaba aanay jiron ayaalasugayaa inaysiiseexato iyo inay kasii khuurabdiso
    Ciidmada Puntlnd Ooqaba Cadhadii Jabkii Labadii dagaalee udanbeeyay Ayaasoo Wafa Hubrida Sunta Ciidamada Lagurido ee Halista Ahkaasoo Todobaadkanba Lagutababarayay Deegaanka Xaafiidn ee isla Puntlnd Hubskanookadhacaya Sidaad Aragtaan Baabuurta Yaruar Waa Waxaan Shiraacaleh Ee Aad Aragtaan Waxaanakadhacaya Qori Masafo Ahaangaashaya Dhawr KM Waxaanay Usoosocdaan Dhankaniyo Magaalda Laascaanood Hadaba Dawladii Fadhiga Kusugaysay Khatarkastaba Ha ogaato Insunlagu Ridayo Todobaadkan Lagusoo Ridayo Sunkhatara ah Suntan Ayaawaxakusoo Caawoyay Gacanku Dhiigle Asayas Afewerki Masaxwayanaha Dalka Eriteriya Suntan oo Ah Midaadlooga Qaylayay Gaadhigan Shiraacan Waxaaka hooseeya mishiin Sidakan Ayaxalagu Buufiyo Oo afuufaya Sunkhatara Oodhamaanba dhinaca dabaysha marka Lagaala Maree Lasoorido Aanwaxbaba hanbaynin Xukuumada hurudee ee bilaa qorshaha kana sheekaysa nabada meelautaalaba aanay jiron ayaalasugayaa inaysiiseexato iyo inay kasii khuurabdiso
    Like
    Love
    5
    0 Comments 0 Shares 1387 Views