Maanta oo ay tariikhdu tahay 21/3/23
Anagoo ah bulshada rer geerisaad waxaan si buuxda u garabtaganahay ciidamadayda qaranka waxanan diyaar u nahay inan mid hanti iyo dhiigba u daadino dalkayaga sidaan u dufaaci lahayn waxaanan mayarka iyo xildhibanada golaha deeganka dagmada lughaya ku wareejinay awrkii labaad ee geerisa si aan u muujino inaan garab taganahay ciidamada yada qaranka guulban u rajaynayaa ciidanka waa nigarbtaganahay guulaysta

#someesomalia
Maanta oo ay tariikhdu tahay 21/3/23 Anagoo ah bulshada rer geerisaad waxaan si buuxda u garabtaganahay ciidamadayda qaranka waxanan diyaar u nahay inan mid hanti iyo dhiigba u daadino dalkayaga sidaan u dufaaci lahayn waxaanan mayarka iyo xildhibanada golaha deeganka dagmada lughaya ku wareejinay awrkii labaad ee geerisa si aan u muujino inaan garab taganahay ciidamada yada qaranka guulban u rajaynayaa ciidanka waa nigarbtaganahay guulaysta #someesomalia
Like
3
1 Commentarios 0 Acciones 887 Views